Wararka Maanta
Ergooyinkii Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo horaanta Todobaadka soo socda ku kulmaya Dalka Sacuudiga
Khamiis, June 12, 2008(HOL): Ergooyinka Dowladda Federaalka Isbaheysiga Dib u xorerynta oo dhawaan ay wada hadallada ugu soo gebageboobeen ayaa ...
Warkii oo dhan »
WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA JIBOUTI:“Weerarka ay Eritrea nagu soo qaaday waxaan u aragnaa in ay ka xun tahay Heshiiska ay dhinacyada Soomaalida ku gaareen Jibouti”
Khamiis, June 12, 2008(HOL): Wasiirka Arrimaha Dibadda Jibouti Maxamuud Cali Yuusuf oo Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da u waramayay ayaa wuxuu sheegay...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo sheegtay in ay ka dambeeyeen dagaal shalay gelinkii dambe ka dhacay Magaalada Muqdisho
Khamiis, June 12, 2008(HOL): Maxkamadaha Islaamka ayaa sheegtay in ay ka dambeeyeen Dagaalkii shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalada Muqdisho...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay gudaha u soo galay Beledweyne
Khamiis, June 12, 2008(HOL): Qeybo ka mid ah Magaalada Beledweyne ayaa xalay waxaa laga maqlayay rasaas goos goos ah oo sida wararku sheegayaan ay rid...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo saaka ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Makka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho
Khamiis, June 12, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saaka waxaa uu ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada M...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho
Arbaco, June 11, 2008(HOL): Dagaalkan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya oo isku dhinac ah iyo kooxo hubeysan oo...
Warkii oo dhan »
Madaxii Hay’adda Women Care oo Muqdisho lagu dilay
Arbaco, June 11, 2008(HOL): Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa maanta waxay gudaha Suuqa Bacaad ee Degmada Yaaqshiid ku dileen Madaxii Hay’adda Women...
Warkii oo dhan »
Banaanbax lagu taageerayay Heshiiskii ay dhinacyada Soomaaliya ku gaareen Jibouti oo Baydhabo ka dhacay
Arbaco, June 11, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in uu maanta halkaas ka dhac...
Warkii oo dhan »
Ciidamo kala taabacsan Dowladaha Jibouti iyo Eritrea oo maalintii labaad ku dagaalamaya Xadka labadaas dal u dhaxeeya
Arbaco, June 11, 2008(HOL): Ciidamo kala taabacsan Dowladaha Jibouti iyo Eritrea ayaa maalintii labaad waxay ku dagaalamayaan xadka laba dal u dhaxeey...
Warkii oo dhan »
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo soo dhaweeyay Heshiiskii ay Dhinacyada Soomaalida ku gaareen Dalka Jibouti
Arbaco, June 11, 2008(HOL): Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-moon ayaa wuxuu soo dhaweeyay heshiiskii ay dhinacyada Soomaalida ku ...
Warkii oo dhan »