Wararka Maanta
SAKARIYE MAXAMUUD XAAJI CABDI: “Soomaalida waxay ku maahmaahdaa Gurbaankii la xado goob lagu yeeriyo ayuu rabaa, waxaa uun la rabaa meeshii kuraasta lagu bedeshay….”
Arbaco, June 11, 2008(HOL): Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid ah Guddoomiye ku xigeennada Guddiga Fulinta Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo ka socda qeybo ka mid ah Degmada Karaan
Talaado, June 10, 2008(HOL): Dagaalkan oo u dhaxeeya Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda ayaa h...
Warkii oo dhan »
Ahmedou Ould-Abdallah oo Beesha Caalamka ugu baaqay in ay taageerto heshiiskii ay dhinacyada Soomaalida ku gaareen Dalka Jibouti
Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Wadadii Nabadda oo furantay ku tilmaamay Heshiiskii ay gaareen Talaado, June 10, 2008(HOL):Wakii...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Taliye cusub u magacaabay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Talaado, June 10, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta wuxuu taliye cusub u magacaabay Taliska Cii...
Warkii oo dhan »
Xeerka Diiwaan-gelinta Doorashooyinka Somaliland oo wax-ka-bedel lagu sameeyay
Talaado, 10 June 2008 (HOL): Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta isugu yimaadeen, waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiye...
Warkii oo dhan »
Qodobada Heshiiskii ay wada gaareen Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga dib u xoreynta oo faah-faahsan
Talaado, June 10, 2008(HOL): Ergooyin ka kala socday Dowladda Federaalka Isbaheysiga Dib u xoreynta ayaa waxay ku gaareen Magaalada Djibouti Heshiis d...
Warkii oo dhan »
Shiikh Xasan Daahir oo ka soo horjeestay Heshiiskii ay dhinacyada Soomaalida ku gaareen Dalka Jibouti
Talaado, June 10, 2008(HOL):Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Hoggaamiyayaasha sare ee Midowgii Maxkamadaha Islaamka, xubinna ka ah Isbaheysiga D...
Warkii oo dhan »
Madaxda Dhinacyada Heshiiska ku gaaray Jibouti oo sheegay in ay u dhabar adeygi doonaan meel-marinta heshiiska ay gaareen
Talaado, June 10, 2008(HOL):Mas’uuliyiinta sare ee dhinacyadii heshiiska ku gaaray Dalka Jibouti ayaa waxay xafladdii heshiiska lagu saxiixayay ka b...
Warkii oo dhan »
Dad Badan oo Muqdisho ku dhaqan oo soo dhaweeyay Heshiiskii Jibouti
Talaado, June 10, 2008(HOL):Dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa xalay iyo habeen hore waxay ku kala jireen labo jaw...
Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK oo Deeq lacageed gaarsiisay dad ku dhibaateysan Magaalada Beledweyne
Talaado, June 10, 2008(HOL): Waxaa siweyn u sii kordhaya gacanta Jaaliyadaha Dibada ay u fidinayaan dadka ku dhibaateysan gudaha dalka Soomaaliya oo l...
Warkii oo dhan »