Wararka Maanta

Wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxay laba nin oo Ajaanib ah oo Ciidamada Somaliland ka qabteen Laasqoray

Wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxay laba nin oo Ajaanib ah oo Ciidamada Somaliland ka qabteen Laasqoray

JUN 08, 2008

Axad, 08 June 2008 (HOL): Masuuliyiinta heer gobol iyo Xukuumadda dhexe ee Somaliland, ayaa ka hadlay laba nin oo Ajaanib ah oo ay Ciidamada Somalilan...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha oo fuliyey go’aan laga wel wel qabay inuu hirgalo

Madaxweynaha oo fuliyey go’aan laga wel wel qabay inuu hirgalo

JUN 08, 2008

Axad, 08 June 2008 (HOL): Xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Isniinta berri ah isugu iman doona fadhi aan caadi ahayn oo ay kaga wada ha...

Warkii oo dhan »
Dilalka loo geysto Suxufiyiinta Is-badal intee la eg ayeey ku keeni karaa howlaha warbaahineed ee ka socda Gudaha Dalka?

Dilalka loo geysto Suxufiyiinta Is-badal intee la eg ayeey ku keeni karaa howlaha warbaahineed ee ka socda Gudaha Dalka?

JUN 08, 2008

Axad,  8, Jun, 2008 (HOL)  Saxaafadda dalka Soomaaliya waxaa lagu tilmaamaa in ay tahay mid soo martay labo heer oo kala duwan marka laga ee...

Warkii oo dhan »
Wararkii ugu dambeeyay Dagaal maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

JUN 08, 2008

Axad, June 08, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo maanta ka dhacay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa wuxuu sababay dhimashada dad ka badan 10 ruux iyo ...

Warkii oo dhan »
Madfac ku dhacay firdhisada Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo sababay in ay shaqeyn waayaan Taleefoonnada gacanta ee shirkaddaas

Madfac ku dhacay firdhisada Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo sababay in ay shaqeyn waayaan Taleefoonnada gacanta ee shirkaddaas

JUN 08, 2008

Axad, June 08, 2008(HOL): Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ku taala Wadada koowaad ee Suuqa Bakaaraha ayaa maanta waxaa ku dhacay madfac waxyeello u ...

Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye oo cambaareeyay Duqeyn ay maanta Ciidamada Itoobiya u geysteen Suuqa Bakaaraha

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye oo cambaareeyay Duqeyn ay maanta Ciidamada Itoobiya u geysteen Suuqa Bakaaraha

JUN 08, 2008

Axad, June 08, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa maanta wuxuu cambaareeyay duqeyn ay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa...

Warkii oo dhan »
Horyaalka Kubadda Gacanta Somalia oo la soo gebagebeeyay

Horyaalka Kubadda Gacanta Somalia oo la soo gebagebeeyay

JUN 08, 2008

Abaal-marinno kala duwan oo la siiyay Kooxihii, Ciyaartoydii, Garsoorayaashii iyo Tababarayaashii  ka qeybgalay Tartanka Horyaalka Axad, June 08,...

Warkii oo dhan »
Wariye Nasteex Daahir Faarax oo saaka lagu aasay Magaalada Kismaayo

Wariye Nasteex Daahir Faarax oo saaka lagu aasay Magaalada Kismaayo

JUN 08, 2008

Wariye Nasteex Daahir Faaax oo xalay Kooxo  hubeysan ay dileenAxad, June 08, 2008(HOL): Waxaa saaka lagu aasay magaalada Kismaayo ee Xarunt...

Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo saaka Muqdisho ka socda iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sii durgaya Suuqa Bakaaraha

Dagaal xooggan oo saaka Muqdisho ka socda iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sii durgaya Suuqa Bakaaraha

JUN 08, 2008

Axad, June 08, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa saaka waxaa ka socda dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda ...

Warkii oo dhan »
Janaraalka hoggaaminaya Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya oo lagu arkay Hotelka ay wada hadallada uga socdaan dhinacyada Soomaalida

Janaraalka hoggaaminaya Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya oo lagu arkay Hotelka ay wada hadallada uga socdaan dhinacyada Soomaalida

JUN 07, 2008

Sarkaalka hoggaaminaya Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya jooga Gen. GabreSabti, June 07, 2008(HOL): Warar naga soo gaaraya Magaalada Djibouti ee ...

Warkii oo dhan »