Wararka Maanta

Meydadka Labo Nin oo Rayid ah oo saaka laga helay nawaaxiga Kuliyaddii Jaalle Siyaad

Meydadka Labo Nin oo Rayid ah oo saaka laga helay nawaaxiga Kuliyaddii Jaalle Siyaad

JUN 05, 2008

Khamiis, June 05, 2008(HOL): Meydadka labo Nin oo dhalinyaro ah ayaa saaka lagu arkay agagaarka Kuliyaddii Jaalle Siyaad ee Degmada Hodan, iyadoo Meyd...

Warkii oo dhan »
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wargeliyay in aysan heli doonin wax gunnooyin ah

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wargeliyay in aysan heli doonin wax gunnooyin ah

JUN 05, 2008

Khamiis, June 05, 2008(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe oo shalay la hadlayay Mudanayaasha B...

Warkii oo dhan »
Warbixin Shirka Jabuuti

Warbixin Shirka Jabuuti

JUN 04, 2008

Wednesday, June 04, 2008 Jabuuti (HOL) - Waxaa maanta halkiisii kasii socday kulankii fool kafoolka ahaa ee u dhexeeyay wafdiga dowaladda Soomaaliya i...

Warkii oo dhan »
Maraakiib Shisheeye  oo lagu arkay Xeebta Magaalada Muqdisho

Maraakiib Shisheeye oo lagu arkay Xeebta Magaalada Muqdisho

JUN 04, 2008

Arbaco, June 04, 2008(HOL): Maraakiib Shisheeye ayaa saaka waxay aad ugu soo dhawaadeen Xeebta Magaalada Muqdisho, iyadoo dad ku sugan Xeebaha Degmooy...

Warkii oo dhan »
Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo cambaareeyay dilkii Muqdisho loogu geystay Afhayeenkii Midowga Ganacsatada Gobolka Banaadir

Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo cambaareeyay dilkii Muqdisho loogu geystay Afhayeenkii Midowga Ganacsatada Gobolka Banaadir

JUN 04, 2008

Arbaco, June 04, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo maanta Shir jaraa’id qadka Taleefoonka ugu qab...

Warkii oo dhan »
Ganacsatada G/Hiiraan oo wax laga xumaado ku tilmaamtay eedeyn uu dhawaan u soo jeediyay Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan

Ganacsatada G/Hiiraan oo wax laga xumaado ku tilmaamtay eedeyn uu dhawaan u soo jeediyay Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan

JUN 04, 2008

Arbaco, June 04, 2008(HOL): Kadib markii dhawaan Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Max'ed Axmed Dhagaweyne uu ka sheegay qalabka warbaahinta in dhibaatada a...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo tegay Madasha Shirka Jibouti, sheegayna in uu xoojinayo Wadad Hadallada

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo tegay Madasha Shirka Jibouti, sheegayna in uu xoojinayo Wadad Hadallada

JUN 04, 2008

Arbaco, June 04, 2008(HOL): Waxaa saaka gaaray Magaalada Djibouti Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade),...

Warkii oo dhan »
Ergada Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo ka baxday Seminaar ka socday Guriga Umadda Jibouti (Sababtu Maxay tahay?)

Ergada Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo ka baxday Seminaar ka socday Guriga Umadda Jibouti (Sababtu Maxay tahay?)

JUN 04, 2008

Arbaco, June 04, 2008(HOL): Ergooyinka Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya uga qeybgelaya wada hadallada ay Qaramada Midoobay soo qaban qaabisay ee ...

Warkii oo dhan »
Warbixin Shirka ka socda Jabuuti

Warbixin Shirka ka socda Jabuuti

JUN 03, 2008

Talaado, 03 June, 2008 (HOL) - Waxaa maanta laba xilli oo aan sidaa u kala fogeyn ka kala dhoofay magaalada Jibuuti ee dalka Jibuuti Madaxweynaha Soom...

Warkii oo dhan »
Dad Soomaali iyo Afrikaan kale isugu jira oo maanta Banaanbax ka hor sameeyay Baarlamaanka Koofur Afrika

Dad Soomaali iyo Afrikaan kale isugu jira oo maanta Banaanbax ka hor sameeyay Baarlamaanka Koofur Afrika

JUN 03, 2008

Talaado, June 03, 2008(HOL): Banaanbax ay soo wada qabanqaabiyeen Jaaliyadaha Soomaalida, Congo, Zimbabwe, Nigeria, Tanzania, Kenya, Uganda iyo kuwo k...

Warkii oo dhan »