Wararka Maanta

MADAXWEYNAHA SOMALILAND: “Shirka Jabuuti maaha mid khuseeya Somaliland”

MADAXWEYNAHA SOMALILAND: “Shirka Jabuuti maaha mid khuseeya Somaliland”

JUN 03, 2008

Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale KaahinTalaado, 03 June 2008 (HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta ka shir-jar...

Warkii oo dhan »
Itoobiya oo mar kale Dad Tahriibayaal ah ka soo tallaabisay Xuduudka Somaliland

Itoobiya oo mar kale Dad Tahriibayaal ah ka soo tallaabisay Xuduudka Somaliland

JUN 03, 2008

Talaado, 03 June 2008 (HOL): Dawladda Itoobiya, ayaa mar kale isla bishan gudaheeda Xuduudda u dhaxaysa Itoobiya iyo Somaliland ee magaalada Tog-Wajaa...

Warkii oo dhan »
Ururka Daljire oo gaarsiiyay Qoysas dhibaateysan Deeq lacageed oo ka timid Jaaliyadda  Reer Hiiraan ee Dalka Norwey

Ururka Daljire oo gaarsiiyay Qoysas dhibaateysan Deeq lacageed oo ka timid Jaaliyadda Reer Hiiraan ee Dalka Norwey

JUN 03, 2008

Talaado, 3, May, 2008 (HOL)  Ururka Daljirre oo fadhigiisu yahay Magaalada Beledweyne ayaa gaarsiiyay ilaa 75 Qoys  oo isugu jira kuwo soo b...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo Muqdisho ku dilay Afhayeenka Ganacsatada Gobolka Banaadir

Kooxo hubeysan oo Muqdisho ku dilay Afhayeenka Ganacsatada Gobolka Banaadir

JUN 03, 2008

Talaado, June 03, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa waxay maanta magaalada Muqdisho ku dileen Afhayeenkii Midowga Ganacsatada Gobolka Banaadir Cabaas Max...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo saaka la wareegay gacan ku heynta Xerada Mannaas ee Duleedka Baydhabo

Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo saaka la wareegay gacan ku heynta Xerada Mannaas ee Duleedka Baydhabo

JUN 03, 2008

Talaado, June 03, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka ayaa lagu soo waramayaa in ay saaka Waaberigii la wareegeen Xerada Mannaas ee ...

Warkii oo dhan »
Soomaalida ku dhaqan Koofur Afrika oo Xaalad Nololeed la soo deristay kadib markii la burburiyay guryahoodii iyo  goobahoodii ganacsiga

Soomaalida ku dhaqan Koofur Afrika oo Xaalad Nololeed la soo deristay kadib markii la burburiyay guryahoodii iyo goobahoodii ganacsiga

JUN 03, 2008

Rabshad-Wadayaal Koofur Afrikaan ahTalaado, June 03, 2008(HOL): Indhawaalaba waxaa jiray Dhibaatooyin soo gaarayay Dadka soo galootiga ee ku dha...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Badeed Caalami ah oo loo ogolaaday in ay ka howlgalaan Xeebaha Soomaaliya

Ciidamo Badeed Caalami ah oo loo ogolaaday in ay ka howlgalaan Xeebaha Soomaaliya

JUN 03, 2008

Talaado, June 03, 2008(HOL): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa wuxuu meel mariyay qaraar ay u soo gudbiyeen Dowladaha Faransiiska, Mareykanka ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Muqdisho ku laabtay

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Muqdisho ku laabtay

JUN 03, 2008

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed Talaado, June 03, 2008(HOL): Waxaa saaka aroortii dib ugu laabtay Caasimadda S...

Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay oo kulankii ugu dambeeyay maanta la yeelanaya Ergo ka socota Bulshada Rayidka Soomaaliyeed

Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay oo kulankii ugu dambeeyay maanta la yeelanaya Ergo ka socota Bulshada Rayidka Soomaaliyeed

JUN 03, 2008

Talaado, June 03, 2008(HOL): Safiirrada ka socday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa  maanta wuxuu kulankii ugu dambeeyay kula yeelanayaa ...

Warkii oo dhan »
Jaaliyad Soomaaliyeed oo ku dhaqan Dalka Australia oo kaalmo lacageed gaarsiiyay Qaxooti Soomaali iyo Oromo isugu jira oo Muqdisho ku nool

Jaaliyad Soomaaliyeed oo ku dhaqan Dalka Australia oo kaalmo lacageed gaarsiiyay Qaxooti Soomaali iyo Oromo isugu jira oo Muqdisho ku nool

JUN 03, 2008

Talaado, June 03, 2008(HOL): Jaaliyad Soomaaliyeed oo ku sugan Dalka Australia ayaa waxay deeq lacageed gaarsiiyeen Qaxooti Oromo iyo Soomaali isugu j...

Warkii oo dhan »