Wararka Maanta

Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo sheegay in shirka Jibouti uu yahay mid lagu kala qeybinayo Xoogagga Dagaalka kala soo horjeeda Ciidamada Itoobiya

Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo sheegay in shirka Jibouti uu yahay mid lagu kala qeybinayo Xoogagga Dagaalka kala soo horjeeda Ciidamada Itoobiya

JUN 01, 2008

Axad, June 01, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo maanta u waramayay Idaacadda Horn Afrik ee magaa...

Warkii oo dhan »
Wafdiyo ka socda dhinacyada is-khilaafsan ee Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo ka qeybgalay Shirka Caalami ah oo ka dhacay Dalka Jarmalka

Wafdiyo ka socda dhinacyada is-khilaafsan ee Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo ka qeybgalay Shirka Caalami ah oo ka dhacay Dalka Jarmalka

JUN 01, 2008

Axad, June 01, 2008(HOL): Labo Wafdi oo ay kala hoggaaminayaan mas’uuliyiin ka socda dhinacyada is-khilaafsan ee Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaali...

Warkii oo dhan »
Ergada Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo qaadacday ka qeybgalka Dood Cilmiyeed lagu furi lahaa Wejiga labaad ee Wada hadallada Jibouti

Ergada Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo qaadacday ka qeybgalka Dood Cilmiyeed lagu furi lahaa Wejiga labaad ee Wada hadallada Jibouti

JUN 01, 2008

Axad, June 01, 2008(HOL): Dood Wadaaggan oo ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu casuumay ergooyinka Dowladda Federaalka, Isbaheysi...

Warkii oo dhan »
Hogaamiyaha Ergada Isbaheysiga Dib u xoreynta oo sheegay in haddii Ciidamada Itoobiyaanka laga saaro Soomaaliya ay Soomaalida heshiis gaari karaan

Hogaamiyaha Ergada Isbaheysiga Dib u xoreynta oo sheegay in haddii Ciidamada Itoobiyaanka laga saaro Soomaaliya ay Soomaalida heshiis gaari karaan

JUN 01, 2008

Axad, June 01, 2008(HOL): Hoggaamiyaha Ergada  Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa wuxuu ka hadlay wejiga laba...

Warkii oo dhan »
Iska hor-imaad ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Makka Al-Mukarama iyo Madaafiic lagu duqeeyay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Iska hor-imaad ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Makka Al-Mukarama iyo Madaafiic lagu duqeeyay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

JUN 01, 2008

Axad, June 01, 2008(HOL): Wadada Makka Al-Mukarama ayaa waxaa saaka ka dhacay iska hor-imaad hubeysan oo u dhaxeeya Kooxo hubeysan iyo Ciidamada Dowla...

Warkii oo dhan »
Ergooyinka Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo ka wada qeybgelaya Dood-wadaag ku saabsan sida gurmad loogu fidin karo Dad ku dhibaateysan gudaha Soomaaliya

Ergooyinka Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo ka wada qeybgelaya Dood-wadaag ku saabsan sida gurmad loogu fidin karo Dad ku dhibaateysan gudaha Soomaaliya

JUN 01, 2008

Axad, June 01, 2008(HOL): Ergooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa saaka waxay Xarunta Guriga Umadda e...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Wafdi uu horkacayo oo u dhoofay Dalka Jibouti

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Wafdi uu horkacayo oo u dhoofay Dalka Jibouti

JUN 01, 2008

Axad, June 01, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in ay maanta u a...

Warkii oo dhan »
CALI DHEERE: “Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka mar kasta oo la weeraro waxay madaafiic ku garaacaan Suuqa Bakaaraha oo ah meel ay Dad masaakiin ah ku ganacsadaan”

CALI DHEERE: “Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka mar kasta oo la weeraro waxay madaafiic ku garaacaan Suuqa Bakaaraha oo ah meel ay Dad masaakiin ah ku ganacsadaan”

JUN 01, 2008

Axad, June 01, 2008(HOL): Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed Siyaad (Cali Dheere) oo ka hadlayay madaafiic hoobiyayaal ah oo xalay ...

Warkii oo dhan »
Gabdho Soomaaliyeed oo ku dhaqan Dalka Swedan oo Deeq la cageed soo gaarsiiyay dad ku dhibaateysan Magaalada Beledweyne

Gabdho Soomaaliyeed oo ku dhaqan Dalka Swedan oo Deeq la cageed soo gaarsiiyay dad ku dhibaateysan Magaalada Beledweyne

JUN 01, 2008

Axad, June 01, 2008(HOL): Sanadihii ugu danbeeyay marka la eego dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka dabadiisa waxaa ay ahaayeen kuwo intooda badan s...

Warkii oo dhan »
Weerar Caawa lagu qaaday Fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Ciidamadaas oo madaafiic u qeybiyay xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho

Weerar Caawa lagu qaaday Fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Ciidamadaas oo madaafiic u qeybiyay xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho

MAY 31, 2008

Sabti, May 31, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa Maqribnimadii Caawa waxay weerar ku qaadeen fariisimo ay Ciidamada Itoobiya ku leeyihiin Jaamacaddii Uma...

Warkii oo dhan »