Wararka Maanta
Senator Barack Obama oo ku dhow in uu noqdo Musharaxa Xisbiga Dimoqoraadiga
Jimco, May 30, 2008 (HOL) - Tartanka mudada dheer qaatay ee u dhaxeeya musharaxiinta xisbiga demoqraadiga ayaa waxa uu soo gaaray xilli Senator Barac...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Cusmaan Caato oo u gacan galay Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka wada hadal kadibna la sii daayay
Xildhibaan Cusmaan Xasan Cali (Caato)Jimco, May 30, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxa...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka oo ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay Mas’uuliyiinta Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya
Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka Shiikh Maxamuud Shiikh Ibraahim Suuley Jimco, May 30, 2008(HOL): Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka Shiikh Maxamuud...
Warkii oo dhan »
Dhibaatooyinka heysta Soomaalida ku nool Dalka Koofur Afrika
Xasaradaha ka taagan Koofur Afrika oo gaaray in Dadka Nolosha lagu guboJimco, May 30, 2008(HOL): Bishan horaanteedii ayaa waxaa mar qura ka bilo...
Warkii oo dhan »
Hub iyo Rasaas Ciidamada Itoobiyaanku ay ka heleen Xaafada Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne
Jimco, May 30, 2008(HOL): Ciidamada Itoobiya oo Maalmihii aynu soo dhaafnay baaritaano culus ka waday qeybo ka mid ah Magaalada Beledweyne ayaa xalay ...
Warkii oo dhan »
10 Ruux oo ku dhaawacantay Bambo lagu tuuray Guriga Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Baydhabo ku yaala
Jimco, May 30, 2008(HOL): 10 Ruux oo Rayid ah ayaa dhaawacantay kadib markii xalay Bambo Gacmeed lagu weeraray Guriga uu Magaalada Baydhabo ka degan y...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo soo dhaweeyay in Gobolka Banaadir loo dhiso maamul ay soo doorteen Dadka Deegaanka
Jimco, May 30, 2008(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu soo dhaweeyay go’aan shalay ka soo baxay Golaha Was...
Warkii oo dhan »
Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo sheegay in Mas'uuliyiinta sare ee Isbaheysiga Dib u xoreynta ay Yemen kula kulmeen Diblumaasiyiin Itoobiyaan ah
Jimco, May 30, 2008(HOL): Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Fulinta Isbaheyisga Dib u xoreynta Soomaaliya Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa shaaca ka qa...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe
Jimco, May 30, 2008(HOL): Xoogag ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka ayaa waxay la wareegeen gacan ku heynta Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe...
Warkii oo dhan »
Gabdho Soomaaliyeed oo Deeq Lacageed gaarsiiyay Dad ka barakacay Magaalada Muqdisho oo ku sugan Deegaanka Ceelasha Biyaha
Khamiis, May 29, 2008(HOL):Gabdho Soomaaliyeed oo ku sugan Dalka Denmark ayaa waxay deeq lacageed gaarsiiyeen Dad ka barakacay magaalada Muqdisho oo q...
Warkii oo dhan »