Wararka Maanta

Ciidamo Itoobiyaan ah oo raashin u qeybiyay Dad ku nool Xaafado ka tirsan Deegaanka Towiiq ee Degmada Yaaqshiid

Ciidamo Itoobiyaan ah oo raashin u qeybiyay Dad ku nool Xaafado ka tirsan Deegaanka Towiiq ee Degmada Yaaqshiid

MAY 29, 2008

Khamiis, May 29, 2008(HOL: Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa maanta markii labaad waxay raashin u qeybiyeen Dad ku nool Xaafado ka tisan Deegaanka Towiiq ee ...

Warkii oo dhan »
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan ka yeeshay waxa ay Dowladda Federaalka qaban karto Waqtiga u harsan

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan ka yeeshay waxa ay Dowladda Federaalka qaban karto Waqtiga u harsan

MAY 29, 2008

Khamiis, May 29, 2008(HOL: Shir ay maanta Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayaa waxay uga doodeen wax...

Warkii oo dhan »
Dadkii ka soo barakacay Tuulooyinka ku xeeran Magaalada Johannesburg oo qaarkood ku noqday xarumohoodii Ganacsi

Dadkii ka soo barakacay Tuulooyinka ku xeeran Magaalada Johannesburg oo qaarkood ku noqday xarumohoodii Ganacsi

MAY 29, 2008

Khamiis, May 29, 2008(HOL): Dukaamo badan ayaa dib loogu noqday kadib markii ay yara istaageen mudaharaadyo looga soo hor jeeday Dadka Qoxootiga ah ee...

Warkii oo dhan »
Af-hayeenka Ciidamada Amisom oo sheegay in ay heleen war ku saabsan in la soo weerarayo

Af-hayeenka Ciidamada Amisom oo sheegay in ay heleen war ku saabsan in la soo weerarayo

MAY 29, 2008

Khamiis, May 29, 2008(HOL): Af-hayeenka Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho Major Bridgye Bahuko ayaa sheegay in ay heleen xog ku saabsan ...

Warkii oo dhan »
Afhayeenka Maxakamadaha Islaamka oo sheegay in dagaal ay shalay ku qaadeen Saldhigga Galbeed ay uga jawaabeen tacaddiyo Dad rayid ah loo geystay

Afhayeenka Maxakamadaha Islaamka oo sheegay in dagaal ay shalay ku qaadeen Saldhigga Galbeed ay uga jawaabeen tacaddiyo Dad rayid ah loo geystay

MAY 29, 2008

Khamiis, May 29, 2008(HOL): Afhayeenka Howlgallada Maxkamadaha Islaamka C/raxiin Ciise Caddow ayaa sheegay in dagaal ay shalay Ciidamadooda ku qaadeen...

Warkii oo dhan »
Maxaa ka jira wararka sheegaya in Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee jooga Beledweyne loo sheegay in ay isaga baxaan Magaalada?

Maxaa ka jira wararka sheegaya in Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee jooga Beledweyne loo sheegay in ay isaga baxaan Magaalada?

MAY 29, 2008

Khamiis, May 29, 2008(HOL): Waxaa soo baxaya warar hoose oo sheegaya in Saraakiisha Ciidamda Itoobiya ee jooga Magaalada Beledweyne ku wargaliyeen mas...

Warkii oo dhan »
Wada hadalladii lagu dhexdhexaadinayay Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Sabtida soo socota dib uga bilaabanaya Dalka Jibouti

Wada hadalladii lagu dhexdhexaadinayay Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Sabtida soo socota dib uga bilaabanaya Dalka Jibouti

MAY 28, 2008

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-AbdallahArbaco, May 28, 2008(HOL): Wakiilka Xoghayaha...

Warkii oo dhan »
XUSEEN XUUB-SIREED: “Dowladda Britain waxaan Dowlad ahaan u gudbin doonnaa Dacwad ka dhan ah Wariyayaashii Channel4 iyo Daily Mail oo ku saabsan ficilladii ay sameeyeen”

XUSEEN XUUB-SIREED: “Dowladda Britain waxaan Dowlad ahaan u gudbin doonnaa Dacwad ka dhan ah Wariyayaashii Channel4 iyo Daily Mail oo ku saabsan ficilladii ay sameeyeen”

MAY 28, 2008

Afhayeenka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuub-sireed) Arbaco, May 28, 2008(HOL): Afhayeenka Madaxweynaha ...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo ka qeybgelaya Shir Caalami ah oo ka dhacaya Dalka Jarmalka

Wafdi ka socda Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo ka qeybgelaya Shir Caalami ah oo ka dhacaya Dalka Jarmalka

MAY 28, 2008

Arbaco, May 28, 2008(HOL): Wafdi ka socda Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa wuxuu ku sii jeedaa Dalka Jarmal oo uu ka dhacayo shir Caalami ah...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in la xaliyay khilaaf soo kala dhexgalay mas’uuliyiinta Maamulka

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in la xaliyay khilaaf soo kala dhexgalay mas’uuliyiinta Maamulka

MAY 28, 2008

Arbaco, May 28, 2008(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in la xaliyay khilaaf soo kala dhexgalay Mas’uuliyiinta maamulka Go...

Warkii oo dhan »