Wararka Maanta

Dagaal ay ku dhinteen Dad 10 Ruux gaaraya oo galabta casir-liiqii ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho

Dagaal ay ku dhinteen Dad 10 Ruux gaaraya oo galabta casir-liiqii ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho

MAY 26, 2008

Isniin, 26 May 2008 (HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa galabta casir-liiqii waxaa uu ka dhacay Xaafado ka ...

Warkii oo dhan »
Xaflad loo sameeyay Gobolka dhawaan la magacaabay ee Gabiley iyo dareennadii Mucaaradka iyo Xukuumadda Somaliland

Xaflad loo sameeyay Gobolka dhawaan la magacaabay ee Gabiley iyo dareennadii Mucaaradka iyo Xukuumadda Somaliland

MAY 26, 2008

Isniin, 26 May 2008 (HOL): Xaflad loogu wanqalay Gobolka Gabilay ayaa shalay lagu qabtay Magaalo-madaxda Gobolkaas ee Gabilay, taasoo ay ka qayb-galee...

Warkii oo dhan »
Kulan ay soo qabanqaabisay Dalladda SNDF ee Naafada Somaliland oo lagu lafo-guray caqabadaha dadka Naafada ah ka hor taagan Doorashooyinka Somaliland

Kulan ay soo qabanqaabisay Dalladda SNDF ee Naafada Somaliland oo lagu lafo-guray caqabadaha dadka Naafada ah ka hor taagan Doorashooyinka Somaliland

MAY 26, 2008

Isniin, 26 May 2008 (HOL): Aqoon-isweydaarsi lagaga hadlayay sida looga hawlgali karo caqabada hor taagan dadka Naafada ah iyo kuwa la haybsoocaa ee d...

Warkii oo dhan »
Dil iyo Qarax ka dhacay Degmada Dharkeenley ee G/Banaadir

Dil iyo Qarax ka dhacay Degmada Dharkeenley ee G/Banaadir

MAY 26, 2008

Isniin, May 26, 2008(HOL): Labo Nin oo qabay Dharka Rayidka balse la sheegay in ay ka kala tirsanaayeen maamulka iyo Ciidamada Booliska Degmada Dharke...

Warkii oo dhan »
Qarax aan la garan waxa uu ka dhashay oo xalay laga maqlay Deegaan u dhaxeeya Degmooyinka Saakow iyo Bu’aale ee Gobolka Jubbada Dhexe

Qarax aan la garan waxa uu ka dhashay oo xalay laga maqlay Deegaan u dhaxeeya Degmooyinka Saakow iyo Bu’aale ee Gobolka Jubbada Dhexe

MAY 26, 2008

Isniin, May 26, 2008(HOL): Warar is-khilaafsan ayaa waxay ka soo baxayaan wax qarax u eg oo xalay ka dhacay Deegaan u dhaxeeya Degmooyinka Saakow iyo ...

Warkii oo dhan »
Markabkii MV Victoria oo ku soo xirtay Dekedda Muqdisho kadib markii laga soo daayay Kooxo Burcad Badeed ah oo qafaashay

Markabkii MV Victoria oo ku soo xirtay Dekedda Muqdisho kadib markii laga soo daayay Kooxo Burcad Badeed ah oo qafaashay

MAY 26, 2008

Isniin, May 26, 2008(HOL): Markabka MV Victoria ee dhawaan laga qafaashay Xeebaha Soomaaliya ayaa saaka wuxuu ku soo xirtay Dekedda weyn ee Magaalada ...

Warkii oo dhan »
Booyad ay leedahay Shirkad Shidaal ka baareysa Puntland oo Xalay lagu weeraray Magaalada Boosaaso

Booyad ay leedahay Shirkad Shidaal ka baareysa Puntland oo Xalay lagu weeraray Magaalada Boosaaso

MAY 26, 2008

Isniin, May 26, 2008(HOL): Booyad ay leedahay Shirkad lagu magacaabo IMC oo shidaal qodis ka wadda deegaanno ka tirsan Puntland ayaa xalay lagu weerar...

Warkii oo dhan »
Meydadka Seddex Ruux oo Rayid ah oo laga helay Wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho

Meydadka Seddex Ruux oo Rayid ah oo laga helay Wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho

MAY 26, 2008

Isniin, May 26, 2008(HOL): Qeybo ka mid Wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka waxaa laga helay Meydadka Seddex Ruux oo Rayid ah&nbs...

Warkii oo dhan »
Weerar xalay lagu qaaday Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan Magaalada Beledweyne

Weerar xalay lagu qaaday Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan Magaalada Beledweyne

MAY 26, 2008

Isniin, May 26, 2008(HOL): Weerar loo adeegsaday  Bam kuwa gacanta laga tooro ah ayaa xalay lagu qaaday Ciidamado Itoobiyaan ah oo fadhigoodu aha...

Warkii oo dhan »
Shiikh Xasan Turki oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u diyaargaroobaan Dagaal ay la galaan Ciidamo laga soo wado Qaramada Midoobay

Shiikh Xasan Turki oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u diyaargaroobaan Dagaal ay la galaan Ciidamo laga soo wado Qaramada Midoobay

MAY 25, 2008

Shiikh Xasan C/llaahi Xirsi (Shiikh Xasan Turki) Axad, May 25, 2008(HOL): Shiikh Xasan C/llaahi Xirsi (Shiikh Xasan Turki) oo ka mid ah Hoggaami...

Warkii oo dhan »