Wararka Maanta
Xisbiga KAAH oo cambaareeyay sida Xukuumadda Somaliland u wajahday xaaladda Boorama
Jimco, December 5, 2025 (HOL) - Xisbiga mucaaradka Somaliland ee KAAH ayaa si adag u cambaareeyay sida Xukuumadda Somaliland ay ula dhaqantay d...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Maxamed Abiib oo digniin kama dambays ah siiyay Madaxweynaha Somaliland
Jimco, December 5, 2025 (HOL) - Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf, oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in ciidamada Somalilan...
Warkii oo dhan »Booliiska Somaliland oo war kasoo saaray amniga magaalada Boorama kadib mudaharaado dad ku dhinteen oo socda
Jimco, December 5, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa ugu baaqay bulshada magaalada Boorama inay is xakameeyaan, kadib mudaharaado...
Warkii oo dhan »Mareykanka: Mowjado Qabqabasho oo saameeyay Soomaalida oo Ka Dhacay Minneapolis
Jimco, December 5, 2025 (HOL) - Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Mareykanka ayaa khamiistii sheegay in tiro ka mid ah dadka lag...
Warkii oo dhan »Sharci dejiyayaasha Maraykanka oo cambaareeyay aflagaadada uu Trump kula kacay Soomaalida Minnesota
Jimco, December 5, 2025 (HOL) - Senatorro iyo Xildhibaanno Dimoqraadi ah oo sar-sare ayaa cambaareeyay aflagaadada uu Madaxweyne Donald Trump k...
Warkii oo dhan »Ciidamada Dowladda oo Baraawe ka sameeyay howlgal qorsheysan oo lagu qabtay Xashiish iyo Kaniiniyo Daraagis ah
Jimco, December 5, 2025 (HOL) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 61aad, Guutada 6aad, Qeybta 60aad ayaa howlgal qorsheysan ...
Warkii oo dhan »Rabshado ka dhacay Boorama kadib markii Xukuumadda Somaliland ogolaatay soo bandhigista buugga Xeer Ciise
Jimco, December 5, 2025 (HOL) - Banaanbaxyo rabshado wata ayaa fiidnimadii Khamiista ka qarxay magaalada Boorama, xarunta gobolka Awdal ee Soma...
Warkii oo dhan »Kulan Wadatashi ah oo ay ku yeesheen Muqdisho Golaha Horumarinta Qaranka
Khamiis, December 4, 2025 (HOL) - Kulan wadatashi ah oo ay ku mideysan yihiin Wasiirka Qorsheynta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirrada...
Warkii oo dhan »Kenya oo mar kale maxkamad soo taagtay nin loo haysto inuu dilay 4 haween ah oo Soomaali ah
Khamiis, December 4, 2025 (HOL) - Maxkamad ku taalla Nairobi ayaa bandhigtay muuqaal kaamirada CCTV ah oo lagu arkayo dhaqdhaqaaqii Hashim Daga...
Warkii oo dhan »Xildhibaannada Puntland oo su’aalo adag ka keenay mushaarka shaqaalaha oo sanadkan La bixiyay Saddex Bilood Kaliya
Khamiis, December 4, 2025 (HOL) - Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dood kulul ka dhaliyay sababta ay u...
Warkii oo dhan »