Wararka Maanta
Xukuumadda Somaliland oo go’aamisay in munaasibadda Xeer Ciise lagu qabto Saylac
Khamiis, December 4, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay in munaasibadda Xeer Ciise lagu qabanayo magaalada Saylac ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh "Wey soo dhamaatay in qori wax lagu maquunsho"
Khamiis, December 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si qota dheer uga hadlay xaalada siyaa...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed iyo Dhismaha Hay’adda Maaraynta Deegaanka
Khamiis, December 4, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana shir-gudd...
Warkii oo dhan »Bangiga Horumarinta Afrika oo ansixiyay dayn cafin dheeri ah oo loo sameynayo Soomaaliya
Khamiis, December 4, 2025 (HOL) - Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) ayaa ansixiyay deyn-dhimis dheeri ah oo loo sameynayo Soomaaliya, taasoo ji...
Warkii oo dhan »NIRA oo markale kordhisay waqtiga si bilaash ah lagu qaadan karo kaarka Aqoonsiga Qaranka
Khamiis, December 4, 2025 (HOL) - Hay'adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta kaarka Qaranka Soomaaliya ee NIRA ayaa markale shaacisay in la kordhisa...
Warkii oo dhan »Turkigu oo ku dhawaaqay inuu 2026 billaabi doona qodista shidaalka xeebta Soomaaliya
Khamiis, December 4, 2025 (HOL) - Turkey ayaa qorshaynaya inuu bilaabo qodista khayraadka tamarta hydrocarbons-ka ee xeebaha Soomaaliya sanadka...
Warkii oo dhan »Guddiga Doorashooyinka oo digniin culus u diray Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir
Khamiis, December 4, 2025 (HOL) - Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdima (GMDQS) ayaa soo saaray warqad digniin ras...
Warkii oo dhan »Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta meel mariyay Heshiiska Aas aasida Ciidanka Heeganka ah ee Bariga Afrika
Arbaco, December 3, 2025 (HOL) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yee...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo ku dhawaaqay inuu hakiyay codsiga socdaalka 19 dal oo ay Soomaaliya ku jirto
Arbaco, December 3, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa si ku-meel-gaar ah u hakisay dhammaan codsiyada socdaalka ee ka imaanaya 19 dal, sida...
Warkii oo dhan »Isreal oo markii ugu horraysay uga digtay Soomaaliya arrimaha uu Turkigu ka wado dalkeedka
Arbaco, December 3, 2025 (HOL) - Israa’iil ayaa digniin u dirtay Soomaaliya, iyadoo Shay Gal, oo ah lataliye sare oo katirsan Dowladda Israel,...
Warkii oo dhan »