Wararka Maanta

Xildhibaan Gacma-Dheere oo ka jawaabay oo warbixin ay ka faafiyeen qaar ka mid ah Warbaahinta Dalka Britain

Xildhibaan Gacma-Dheere oo ka jawaabay oo warbixin ay ka faafiyeen qaar ka mid ah Warbaahinta Dalka Britain

MAY 28, 2008

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Guuleed Gacma-dheere Arbaco, May 28, 2008(HOL): Xildhibaan Maxamed Maxamuud Guuleed Gacma-dheere oo ka mid ah Xildhi...

Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Dib u heshiisiin iska dhex bilaabaya

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Dib u heshiisiin iska dhex bilaabaya

MAY 28, 2008

Arbaco, May 28, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Asmara ee Dalka Eritrea ayaa waxay sheegayaan in guddi 3 xubnood ka kooban oo Isbaheysig...

Warkii oo dhan »
Baydhabo oo lagu daadiyay Warqado Digniin ah

Baydhabo oo lagu daadiyay Warqado Digniin ah

MAY 28, 2008

Arbaco, May 28, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in Dadka magaaladaas ku dhaqa...

Warkii oo dhan »
Dhalinyaro ku mideysan Urur lagu magacaabo SOMSADD oo Deeq Waxbarasho Gaarsiiyay mid ka mid ah Dugsiyada ka dhax furan Xeryaha Dadka soo barakacay Gobalka Hiiraan

Dhalinyaro ku mideysan Urur lagu magacaabo SOMSADD oo Deeq Waxbarasho Gaarsiiyay mid ka mid ah Dugsiyada ka dhax furan Xeryaha Dadka soo barakacay Gobalka Hiiraan

MAY 28, 2008

Arbaco, May 28, 2008(HOL): Marka la eego dhibaatada ugu daran ee heysta Caruurta Qoysaska soo maciin baday Xeryaha dadka soo barakacay ee Gobalka Hiir...

Warkii oo dhan »
SHIIKH YUUSUF INDHA-CADDE:“Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle marka aan magaciisa maqlo waan farxaa, Dadka Soomaaliyeedna waa farxaan, marka waxaan leeyahay haka shaqeynin …”

SHIIKH YUUSUF INDHA-CADDE:“Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle marka aan magaciisa maqlo waan farxaa, Dadka Soomaaliyeedna waa farxaan, marka waxaan leeyahay haka shaqeynin …”

MAY 27, 2008

Xoghayaha Gaashaandhigga Isbaheysigs Dib u xoreynta -Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde)Talaado, May 27, 2008(HOL): Xoghayaha Gaas...

Warkii oo dhan »
Taliyihii Ciidamada Booliska Puntland oo is-casilay iyo Taliye cusub oo loo magacaabay Jagadii uu baneeyay

Taliyihii Ciidamada Booliska Puntland oo is-casilay iyo Taliye cusub oo loo magacaabay Jagadii uu baneeyay

MAY 27, 2008

Talaado, May 27, 2008(HOL): Waxaa is-casilay oo xilkii uu hayay ka tegay Taliyihii Ciidamada Booliska Puntland G/sare C/casiis Saciid Gacamey oo in mu...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Amisom oo baaritaano ka sameeyay Wadada isku xirta Isgoyska KM4 iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Ciidamada Amisom oo baaritaano ka sameeyay Wadada isku xirta Isgoyska KM4 iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

MAY 27, 2008

Talaado, May 27, 2008(HOL): Ciidamada Amisom ee howlaha nabad ilaalinta ah u jooga Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxay maanta howlgal baarita...

Warkii oo dhan »
Kooxo Burcad Badeed ah oo qafaashay Markab laga leeyahay Dalka Holland

Kooxo Burcad Badeed ah oo qafaashay Markab laga leeyahay Dalka Holland

MAY 27, 2008

Talaado, May 27, 2008(HOL): Kooxo Burcad Badeed ah ayaa waxay Biyaha Caalamig ah ee Gacanka Cadmeed ka qafaasheen Markab ka diiwaangashan Dalka Panama...

Warkii oo dhan »
Tirada Dadkii ku waxyeeloobay dagaal shalay ka dhacay xaafado ka tirsan degmada Hodan oo sii kordhaya

Tirada Dadkii ku waxyeeloobay dagaal shalay ka dhacay xaafado ka tirsan degmada Hodan oo sii kordhaya

MAY 27, 2008

Talaado, May 27, 2008(HOL): Waxaa sii kordheysa tirada dadkii ay waxyeellada dhimashada iyo dhaawaca ah ka soo gaartay Dagaal shalay gelinkii dambe ka...

Warkii oo dhan »
SHIIKH XASAN DAAHIR AWEYS: “Haddii ay wax hagaagaan waa Alle mahaddiis, haddii ay hagaagi waayaana waxay noqoneysaa cudur-daar, qofkii gacmaha dadka ku filqana isaga ayay dhibeysaa”

SHIIKH XASAN DAAHIR AWEYS: “Haddii ay wax hagaagaan waa Alle mahaddiis, haddii ay hagaagi waayaana waxay noqoneysaa cudur-daar, qofkii gacmaha dadka ku filqana isaga ayay dhibeysaa”

MAY 27, 2008

Shiikh Xasan Daahir Aweys Talaado, May 27, 2008(HOL): Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Hoggaamiyayaasha sare ee Maxkamadaha Islaamka ayaa...

Warkii oo dhan »