Wararka Maanta
Afhayeenka Ciidamada Amisom oo sheegay in Qarax shalay lala beegsaday ay Ciidamo kaga dhinteen
Sabti, May 24, 2008(HOL): Afhayeenka Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho Captain Barigye Bahouku oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdi...
Warkii oo dhan »
Golayaasha Dhaqanka Hawiye iyo Abwaannada Soomaaliyeed oo cambaareeyay Ciidamadii shalay baaray Guriga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya
Sabti, May 24, 2008(HOL): Golayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye iyo Abwaannada Soomaaliyeed ayaa maanta waxay soo saareen hadal saxaafadeed...
Warkii oo dhan »
Shir looga hadlayey arrimaha Soomaaliya oo ka dhacay magaalada Ottawa
By Abdirahman Aynte BBC, Ottawa – CanadaJimco, May 23, 2008 Ottawa, Canada (BBC) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dowladda ku meel gaarka, ...
Warkii oo dhan »
Dad Safar ah oo Dhac iyo Kufsi loogu geystay Duleedka Magaalada Jowhar
Sabti, May 24, 2008(HOL): 3 Ruux ayaa dhaawacantay kadib markii gaari ay saarnaayeen oo marayay agagaarka Garoonka Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ...
Warkii oo dhan »
Dagaal saaka ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Taleefashinka ee Degmada Yaaqshiid
Sabti, May 24, 2008(HOL): Dagaal la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saaka aroortii wuxuu ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Taleefashinki...
Warkii oo dhan »
Xoogag ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo weerar ku qaaday Kooxo Burcad Badeed ah oo fariisin ku leh Deegaano ka tirsan Degmada Hobyo
Sabti, May 24, 2008(HOL): Xoogag ka amar qaata Maxkamadaha Isalamka ayaa waxay weerar ku qaadeen Kooxo Burcad Badeed ah oo ku sugan deegaano ka tirsan...
Warkii oo dhan »
Gudoomiyaha G/Hiiraan oo sheegay in aan laga aqbali doonin xubnihii diiday in ay qabtaan xilalka loo soo magacaabay ilaa ka soo gudbiyaan warqado caddeyn ah
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Max'ed Axmed DhagweyneSabti, May 24, 2008(HOL): Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Max'ed Axmed Dhagweyne oo markii ugu hor...
Warkii oo dhan »
C/QAASIM SALAAD XASAN: “C/llaahi Yuusuf haddii uu is-leeyahay C/qaasim ha cararo, haddii aan cararayo mar hore ayaan carari lahaa, ka mana fiicni….”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim SalaadJimco, May 23, 2008(HOL): Waxaa shir jaraa’id ku qabtay gurigiisa madaxweynihii hore ee Soomaa...
Warkii oo dhan »
Markabkii MV. Victoria oo la sii daayay
Jimco, May 23, 2008(HOL): Waxaa 2-dii Duhurnimo ee maanta la sii daayay Markabkii u rarnaa ganacsatada Soomaaliyeed ee beryahan af-duubka lagu heystay...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira oo mar kale baaris ku sameeyay Guriga uu Muqdisho ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya
Jimco, May 23, 2008(HOL): Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira ayaa maanta waxay mar kale baaris ku sameeyeen guriga uu Magaalada Muqdisho ka de...
Warkii oo dhan »