Wararka Maanta
Kolonyo ka tirsan Ciidamada Uganda oo qarax lagula beegsaday inta u dhaxeysa Igsoyska KM4 iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Jimco, May 23, 2008(HOL): Kolonyo Ciidamo ah oo ka tirsan Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa maanta qarax lagula beegsaday inta u dh...
Warkii oo dhan »
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Dagaal saaka ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Howl-Wadaag iyo Wardhiigley
Jimco, May 23, 2008(HOL): Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan dagaal saaka ka dhacay xaafado ka tirsan Degmooyinka Howl-wadaag iyo Wardhiigle...
Warkii oo dhan »
Rabshado dhexmaray Police-ka iyo Soomaalida ku Nool Magaalada Johannesburg oo Xabsiga loogu taxaabay 18 qof oo Soomaali ah
Jimco, May 23, 2008(HOL): Rabshado ayaa ka bilowday Xafadda Soomaalida ee Mayfair ee magaalada Johannesburg kadib markii nin Police ah uu isku dayay i...
Warkii oo dhan »
Dhibaatooyinka lagu hayo dadka soo galootiga oo ku sii fidaya qaar ka tirsan gobolada Dalka Koofur Afrika
Jimco, May 23, 2008(HOL): Tuulada Danun iyo Joeslovo ee duleedka magaalada Cape Town ka dhacay boob safmar ah oo loogu geystay dhamaan dadka soo galoo...
Warkii oo dhan »
Shirguddoonka Golaha Guurtida Somaliland oo ku fashilmay Xil-ka-xayuubin ay la doonayeen laba Xildhibaan oo Golaha ka tirsan
Jimco, May 23, 2008(HOL): Shan Xildhibaan oo Golaha Guurtida ka tirsan, ayaa digniin culus loogu soo jeediyay fadhi aan caadi ahayn oo shalay is...
Warkii oo dhan »
Dagaal la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan oo ka socda Xaafado ka tirsan Degmooyinka Wardhiigley iyo Howl-Wadaag
Jimco, May 23, 2008(HOL): Dagaalkan oo la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu u dhaxeeyaa ciidamo ka amar qaata dowladda Federaa...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo markii ugu horeysay weerar ku qaaday fariisin ay Ciidamada Itoobiya ku leeyihiin Xeradii Asluubta
Khamiis, May 22, 2008(HOL): Dagaal la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu maqribnimadii Caawa ka dhacay Xeradii Asluubta oo farii...
Warkii oo dhan »
Shiikh Xasan Daahir oo sheegay in ay Ciidamada Itoobiyaanka ka saarayaan Soomaaliya, Shirka Jabuuti-na aysan waxba ka soo baxeynin
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo wacad ku maray in uu Ciidamada Itoobiya ka saarayo SoomaaliyaKhamiis, May 22, 2008(HOL): Shiikh Xasan Daahir Aweys ...
Warkii oo dhan »
Ammaanka Magaalada Baydhabo oo aad loo adkeeyay wufuud Caalami ah oo maanta imaaneysa aawgeed
Khamiis, May 22, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay shegeayaan in ammaanka magaaladaas si w...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo mar kale qarax lagula beegsaday Wadada Maka Al-Mukarama
Khamiis, May 22, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo socod ku marayay inta u dhaxeysa Saldhigga Degmada Waaberi iyo Hotelka Ambassador oo ku yaala Wad...
Warkii oo dhan »