Wararka Maanta

Markabkii u rarnaa ganacsatada Soomaaliyeed ee Xeebaha Soomaaliya lagu qafaashay oo la geeyay Deegaanno ka tirsan Gobolka Mudug

Markabkii u rarnaa ganacsatada Soomaaliyeed ee Xeebaha Soomaaliya lagu qafaashay oo la geeyay Deegaanno ka tirsan Gobolka Mudug

MAY 20, 2008

Talaado, May 20, 2008(HOL): Markabkii u rarnaa ganacsatada Soomaaliyeed ee dhawaan lagu af-duubtay Xeebaha Soomaaliya ayaa waxaa haatan la soo sheegay...

Warkii oo dhan »
Golaha Aqoonyahannada iyo Siyaasadda Beelaha Digil iyo Mirifle oo sheegay in dilalka ka dhaca Magaalada Baydhabo ay dhiirigeliyaan Dadka Magaaladaas

Golaha Aqoonyahannada iyo Siyaasadda Beelaha Digil iyo Mirifle oo sheegay in dilalka ka dhaca Magaalada Baydhabo ay dhiirigeliyaan Dadka Magaaladaas

MAY 20, 2008

Talaado, May 20, 2008(HOL): Golaha Aqoonyahannada iyo Siyaasadda Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa shaaca ka qaaday in nabadgelyo darrada ka jirta Magaal...

Warkii oo dhan »
Soomaali ka carartay dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya oo ku dhibaateysan Dalka Liibiya

Soomaali ka carartay dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya oo ku dhibaateysan Dalka Liibiya

MAY 20, 2008

Talaado, May 20, 2008(HOL): Dad badan oo ka cararay dhibaatada ka taagan Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Caasimadda Muqdisho ayaa waxaa haatan dhibaato k...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira oo howlgallo ka sameeyay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Hodan iyo Dayniile ee Magaalada Muqdisho

Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira oo howlgallo ka sameeyay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Hodan iyo Dayniile ee Magaalada Muqdisho

MAY 20, 2008

Talaado, May 20, 2008(HOL): Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira ayaa saaka waxay howlgallo ka sameeyeen xaafado ka trisan Degmooyinka Hodan iyo...

Warkii oo dhan »
Magaalada Muqdisho iyo Duleedyadeeda oo xalay iyo maanta uu Roob ka da’ayo

Magaalada Muqdisho iyo Duleedyadeeda oo xalay iyo maanta uu Roob ka da’ayo

MAY 20, 2008

Talaado, May 20, 2008(HOL):  Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa xalay iyo maanta waxaa ka da’aya Roobab lagu qabowsaday, ku...

Warkii oo dhan »
Xubno ka tirsan Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaaliya iyo Maxkamadaha Islaamiga oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada qeybo ka mid ah Gobalka Hiiraan

Xubno ka tirsan Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaaliya iyo Maxkamadaha Islaamiga oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada qeybo ka mid ah Gobalka Hiiraan

MAY 20, 2008

Talaado, May 20, 2008(HOL): Xubno ka tirsan Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaaliya iyo Maxkamadaha Islaamiga ayaa wali ka wada qeybo ka mid ah Gobalka ...

Warkii oo dhan »
Xaflad loogu dabaal-degayay Sanadguuradii 17aad ee ka soo wareegatay gooni-isu-taagga Somaliland oo lagu qabtay Magaalada Cape Town

Xaflad loogu dabaal-degayay Sanadguuradii 17aad ee ka soo wareegatay gooni-isu-taagga Somaliland oo lagu qabtay Magaalada Cape Town

MAY 20, 2008

Talaado, May 20, 2008(HOL): Markii ugu horeeysay ayaa magaalada Cape Town ee Dalka Koofur Afrika waxaa lagu qabtay xaflad loogu dabaaldagayay sanad gu...

Warkii oo dhan »
Musliminta gobolka Minnesota oo taageeray mar kale Congressman Keith Ellison.

Musliminta gobolka Minnesota oo taageeray mar kale Congressman Keith Ellison.

MAY 19, 2008

  Brooklyn Center, MN (HOL) - Xaflad ka dhacday Magaalda Brooklyn Center ee Gobolka Minnesota ayaa Muslimiinta gobolkan waxey taageero cod iy...

Warkii oo dhan »
Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Jamaame

Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Jamaame

MAY 19, 2008

Isniin, May 19, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in Xoogag ka amar q...

Warkii oo dhan »
Xaflado lagu xusayay gooni-isu-taagga Somaliland oo Shalay iyo Xalay ka dhacay Aqalka Madaxtooyada Somaliland

Xaflado lagu xusayay gooni-isu-taagga Somaliland oo Shalay iyo Xalay ka dhacay Aqalka Madaxtooyada Somaliland

MAY 19, 2008

Isniin, 19 May 2008 (HOL): Siday u cabiri doonaan dareenada Siyaasadeed iyo muranka aan welli xalka laga gaadhin ee qiyaasta biya dhiciisu mugdiga ku ...

Warkii oo dhan »