Wararka Maanta

Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo ku sugnaa Suuqa Xoolaha Dayax ee Degmada Huriwaa

Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo ku sugnaa Suuqa Xoolaha Dayax ee Degmada Huriwaa

MAY 19, 2008

Isniin, May 19, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa waxay weerar ku qaadeen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugnaa Suuqa Xoolaha...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Siyaasadda Beesha Sade oo sheegay in ay ka hortegayaan Ciidamo ka amar qaata Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Kismaayo ku soo wajahan

Guddoomiyaha Siyaasadda Beesha Sade oo sheegay in ay ka hortegayaan Ciidamo ka amar qaata Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Kismaayo ku soo wajahan

MAY 19, 2008

Isniin, May 19, 2008(HOL): Guddoomiyaha Siyaasadda Beesha Sade Yaasiin Nuur Gaas ayaa shaaca ka qaaday in ka hortegayaan ciidamo dhawaan la wareegay g...

Warkii oo dhan »
Nin ka tirsanaa Golaha Aqoonyahanka iyo Siyaasadda Beelaha Digil iyo Mirifle oo xalay Baydhabo lagu dilay

Nin ka tirsanaa Golaha Aqoonyahanka iyo Siyaasadda Beelaha Digil iyo Mirifle oo xalay Baydhabo lagu dilay

MAY 19, 2008

Isniin, May 19, 2008(HOL): Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu dilay nin ka tirsanaa Golaha Aqoonyahan...

Warkii oo dhan »
Col. Cumar Xaashi oo meel fagaaro ah kula hadlay dadka ku dhaqan Degmada Halggan ee Gobalka Hiiraan

Col. Cumar Xaashi oo meel fagaaro ah kula hadlay dadka ku dhaqan Degmada Halggan ee Gobalka Hiiraan

MAY 19, 2008

Isniin, May 19, 2008(HOL): Col. Cumar Xaanshi Aadan oo ka tirsan Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Magaalada Asmara ee dalka E...

Warkii oo dhan »
Shirkada TELESOM oo $4.000 Dollar ugu deeqday dhismahada Isbitaal u gaar noqon doona Haweenka

Shirkada TELESOM oo $4.000 Dollar ugu deeqday dhismahada Isbitaal u gaar noqon doona Haweenka

MAY 19, 2008

Isniin, May 19, 2008(HOL): Wafdi uu hogaaminayay Madaxa Xiriirka Dadweynaha ee Shirkada TELESOM Md. Cali Maxamed Saalax "Cajab" oo kamid caasimada Har...

Warkii oo dhan »
K. Afrika: Inkabadan 500 oo Qof oo Soomaali ah oo Dukamadooda la boobay

K. Afrika: Inkabadan 500 oo Qof oo Soomaali ah oo Dukamadooda la boobay

MAY 18, 2008

Xaafadda Mayfair oo ka tirsan magaalada Johannesburg Axad, May 18, 2008(HOL) - Soomaalia badan oo dukaaman ku lahaa tuulooyinka ku xeeran mag...

Warkii oo dhan »
XILDHIBAAN IBRAAHIM XABEEB NUUR: “Soomaaliya degimeyso inta Ciidamada Itoobiya looga bedelayo Ciidamo Caalami ah”

XILDHIBAAN IBRAAHIM XABEEB NUUR: “Soomaaliya degimeyso inta Ciidamada Itoobiya looga bedelayo Ciidamo Caalami ah”

MAY 18, 2008

Axad, May 18, 2008(HOL): Kadib markii la soo gabagabeeyay Shirka Barlamaanka Africa oo ka dhacayay Xarunta Pan African Parliament, oo ku taala Magaala...

Warkii oo dhan »
Midowga Ganacsatada Gobolka Banaadir oo beeniyay in Markab shalay lagu qafaashay Xeebaha Soomaaliya uu waday Raashin Mucaawino ah

Midowga Ganacsatada Gobolka Banaadir oo beeniyay in Markab shalay lagu qafaashay Xeebaha Soomaaliya uu waday Raashin Mucaawino ah

MAY 18, 2008

Axad, May 18, 2008(HOL): Midowga Ganacsatada Gobolka Banaadir oo maanta shir jaraa’id ku qabtay gudaha Dekedda Muqdisho ayaa beeniyay in Markab shal...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegay inay Hay’adda UNDP ka heleen ballaanqaad mushaar-bixin ah

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegay inay Hay’adda UNDP ka heleen ballaanqaad mushaar-bixin ah

MAY 18, 2008

Axad, May 18, 2008(HOL): Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cali Xaamud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdis...

Warkii oo dhan »
Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo sheegay in Askarigii lagu helayo isagoo shacabka ka qaadaya lacag baad ah uu muteysan doono xabsi iyo shaqo-ka-ceyrin

Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo sheegay in Askarigii lagu helayo isagoo shacabka ka qaadaya lacag baad ah uu muteysan doono xabsi iyo shaqo-ka-ceyrin

MAY 18, 2008

Axad, May 18, 2008(HOL): Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Cali Saciid Shiikh Xasan ayaa maanta wuxuu shaaca ka qaaday in Askarigii ka tirsa...

Warkii oo dhan »