Wararka Maanta
Ciidamo Faransiis ah oo ka soo degay Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho
Jimco, May 16, 2008(HOL): Ciidamo Faransiiska ah oo ku hubeysan Taangiyada Badda iyo Berriga ku socda ayaa maanta waxay ka soo degeen Xeebta Lii...
Warkii oo dhan »
Diyaarado Helicopters ah oo saaka lagu arkay Hawada Xeebta Magaalada Muqdisho
Diyaarado Helicopters ah oo Muqdisho lagu arkayJimco, May 16, 2008(HOL): Diyaarado Helicopters ah oo joog-hoose ku socda ayaa saaka waxaa lagu a...
Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo meel-mariyay Qaraar ku saabsan in Xafiiska Siyaasadda UN-ka loo raro Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo meel-mariyay Qaraar ku saabsan SoomaaliaJimco, May 16, 2008(HOL): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay a...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiinta sare ee Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Jabuuti soo gaaray
Jimco, May 16, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti ayaa waxay sheegayaan in ay halkaas gaareen mas’uuliyiinta ug...
Warkii oo dhan »
Jaaliyad Soomaaliyeed oo ku dhaqan Magaalo ka tirsan Dalka Britain oo Deeq Lacageed gaarsiiyay Dad ku dhibaateysan Degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan
Jimco, May 16, 2008(HOL):Dhamaan waxgaradka iyo Culimada degmada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan waxay u mahadnaqayaan Walaalaha reer Hiiraan ee degan m...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Cusub ee ay Dowladda Federaalka u magacawday Gobalka Hiiraan oo gaaray Magaalada Beledweyne
Jimco, May 16, 2008(HOL): Waxaa Maalintii shalay Galinkii danbe soo gaaray Magaalada Beledweyne Xubno ka tirsan Maamulka Dowladda Federaalka dhawaan u...
Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo u muuqda in uu ku kala jabay Wada Hadallada Jabuuti
Ergooyinkii Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Jabuuti ku kala tegaya iyagoo aan si toos ah isu hor-fariisan Khamiis, May 15, 2008(...
Warkii oo dhan »
Dukaamo ay Dad Soomaali ah leeyihiin oo lagu boobay Dalka Koonfurta Afrika
Khamiis, May 15, 2008(HOL): Dukaamo ku yaalay Tuulooyinka ka tirsan Gobollka Gauteng oo la kala yiraahdo Deipsloot iyo Alaksandra oo dhamantood hoos y...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo ka hadlay natiijada kulankii Xalay ee Madaxweynaha iyo Axsaabta Qaranka
Khamiis, May 15, 2008(HOL): Hoggaamiyeyaasha axsaabta mucaaradka iyo Madaxweyne Rayaale, ayaa xalay fiidkii kulankoodii u horreeyey isku soo horfadhii...
Warkii oo dhan »
Urur-siyaasadeedka Qaran oo sheegay in Axsaabta Siyaasadda waqtigoodii dhammaaday
Khamiis, May 15, 2008(HOL): Urur-siyaasadeedka Qaran, ayaa manta ka hadlay aragtidooda ku wajahan Xaaladda siyaasadeed ee ay Somaliland marayso. Isla ...
Warkii oo dhan »