Wararka Maanta

AXMED DIIRIYE CALI: “Waxaan cambaareyneynaa Xildhibaannada mooshinka ka diyaarinaya Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde

AXMED DIIRIYE CALI: “Waxaan cambaareyneynaa Xildhibaannada mooshinka ka diyaarinaya Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde

MAY 15, 2008

Afhayeenka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed DiiriyeKhamiis, May 15, 2008(HOL): Afhayeenka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelah...

Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo ka hadlay Raashin ay shalay Ciidamo Itoobiyaan ah u qeybiyeen Dad ka barakacay Magaalada Muqdisho

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo ka hadlay Raashin ay shalay Ciidamo Itoobiyaan ah u qeybiyeen Dad ka barakacay Magaalada Muqdisho

MAY 15, 2008

Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Maxamed Hawiye Maxamed Xasan Xaad Khamiis, May 15, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midn...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo rajo wanaagsan ka muujiyay Wada Hadallada ka socda Jabuuti

Wasiirka Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo rajo wanaagsan ka muujiyay Wada Hadallada ka socda Jabuuti

MAY 15, 2008

Khamiis, May 15, 2008(HOL): Wasiirka Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/risaaq Ashkir Cabdi ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay wada ha...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo saaka howlgallo ka sameynaya xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid

Ciidamo Itoobiyaan ah oo saaka howlgallo ka sameynaya xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid

MAY 15, 2008

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Gaari Ural ah saaranKhamiis, May 15, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan ayaa saaka waxay howlagallo ka ...

Warkii oo dhan »
Madawxweynaha Eritrea oo Qaramada Midoobay ku eedeeyay in ay kala jebineyso Isbaheysiga  Dib u xoreynta Soomaaliya

Madawxweynaha Eritrea oo Qaramada Midoobay ku eedeeyay in ay kala jebineyso Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya

MAY 14, 2008

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki Arbaco, May 14, 2008(HOL): Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa Qaramada Midoobay ku eedeeyay in ay kal...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo iyagoo Quraac u waday Ciidamo kale Qarax lagula beegsaday nawaaxiga Isgoyska Towfiiq ee Magaalada Muqdisho

Ciidamo Itoobiyaan ah oo iyagoo Quraac u waday Ciidamo kale Qarax lagula beegsaday nawaaxiga Isgoyska Towfiiq ee Magaalada Muqdisho

MAY 14, 2008

Arbaco, May 14, 2008(HOL):  Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa saaka waxaa qarax loo adeegsaday Miinada dhulka lagu aaso lagula beegsaday agagaarka Isgoy...

Warkii oo dhan »
Hoggaamiyaha Ergada Isbaheysiga Dib u xoreynta uga qeybgeleysa Wada hadallada Jabuuti oo beeniyay in aysan iska warqabin Xoghayahooda Gaashaandhigga

Hoggaamiyaha Ergada Isbaheysiga Dib u xoreynta uga qeybgeleysa Wada hadallada Jabuuti oo beeniyay in aysan iska warqabin Xoghayahooda Gaashaandhigga

MAY 14, 2008

Arbaco, May 14, 2008(HOL): Hoggaamiyaha Ergada Isbaheysiga Dib u xoreynta uga qeybgeleysa Wada hadallada ka socda Dalka Jabuuti ayaa jawaab ka bixiyay...

Warkii oo dhan »
Labo Nin oo xalay lagu dilay Magaalada Kismaayo

Labo Nin oo xalay lagu dilay Magaalada Kismaayo

MAY 14, 2008

Arbaco, May 14, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in xalay magaaladaa...

Warkii oo dhan »
Qarax xalay ka dhacay Xarunta Maamulka Gobalka Hiiraan xilli ay ku sugnaayeen Ciidamo Itoobiyaan ah

Qarax xalay ka dhacay Xarunta Maamulka Gobalka Hiiraan xilli ay ku sugnaayeen Ciidamo Itoobiyaan ah

MAY 14, 2008

Arbaco, May 14, 2008(HOL): Qarax si weyn looga wada Maqlay Xaafadaha Magaalada Beledweyne ayaa xalay ka dhacay Xarunta Maamulka Gobalka Hiiraan oo far...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Wadaado Tabliiq ka qabtay Magaalada Beledweyne, kadibna sii daayay

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Wadaado Tabliiq ka qabtay Magaalada Beledweyne, kadibna sii daayay

MAY 13, 2008

Talaado, May 13, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo gudaha u soo galay Magaalada Beledweyne ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan ayaa waxay maanta halkaas...

Warkii oo dhan »