Wararka Maanta

Xoogag ka amar qaata dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta  Degmada Berdaale ee Gobolka Bay

Xoogag ka amar qaata dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Berdaale ee Gobolka Bay

MAY 13, 2008

Talaado, May 13, 2008(HOL): Xoogag ka amar qaata dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa waxay la wareegeen gacan ku heynta Degmada Berdaale oo ka tirsan Gobolka...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo ugu baaqday Isbaheysiga Dib u xoreynta in uusan shuruud ku xiran wada Hadallada xalka loogu raadinayo Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo ugu baaqday Isbaheysiga Dib u xoreynta in uusan shuruud ku xiran wada Hadallada xalka loogu raadinayo Soomaaliya

MAY 13, 2008

Talaado, May 13, 2008(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Isbaheysiga Dib u xoreynta in uusan shuruud ku xirin wada hadallada xalka ...

Warkii oo dhan »
Gaadiidkii isaga kala gooshi jiray Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo oo hakaday

Gaadiidkii isaga kala gooshi jiray Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo oo hakaday

MAY 13, 2008

Talaado, May 13, 2008(HOL): Waxaa gebi ahaanba hakad galay Gaadiidkii isaga kala gooshi jiray Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo, iyadoo gaadiidkaasn...

Warkii oo dhan »
Waa sidee Dareenka Shacabka ku dhaqan Gobalka Hiiraan ee ku aadan Ciidamo Itoobiyaan ah oo fariisin ka dhigtay Magaalada Beledweyne?

Waa sidee Dareenka Shacabka ku dhaqan Gobalka Hiiraan ee ku aadan Ciidamo Itoobiyaan ah oo fariisin ka dhigtay Magaalada Beledweyne?

MAY 13, 2008

Talaado, May 13, 2008(HOL): Inkastoo Maalmihii hore dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne ahaayeen kuwo aaminsanaa in Ciidamada Itoobiyaaku aysan soo d...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu weeraray inta u dhaxeysa Deegaanka Leego iyo Degmada Buur-Hakaba

Ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu weeraray inta u dhaxeysa Deegaanka Leego iyo Degmada Buur-Hakaba

MAY 12, 2008

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Ural saaranIsniin, May 12, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo watay dhowr gaari oo Ural-lo ah ayaa maanta lagu weerara...

Warkii oo dhan »
Xaflad loo qabtay Wada Hadallo ay yeelanayaan Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Magaalada Djibouti ka furantay

Xaflad loo qabtay Wada Hadallo ay yeelanayaan Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Magaalada Djibouti ka furantay

MAY 12, 2008

Isniin, May 12, 2008(HOL): Xaflad lagu furayay  Wada hadallada ay Magaalada Djibouti ku yeelanayaan Ergooyinka ka kala socda Dowladda Federaalka ...

Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo ku adkeysanaya in uusan wada hadal la yeelan Dowladda Federaalka Soomaaliya

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo ku adkeysanaya in uusan wada hadal la yeelan Dowladda Federaalka Soomaaliya

MAY 12, 2008

Isniin, May 12, 2008(HOL): Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa  wuxuu ku adkeysanayaan in uusan wax wada hadal ah la yeelaneynin Dowladda ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo saaka lagu weeraray agagaaraha Isgoyska Towfiiq

Ciidamo Itoobiyaan ah oo saaka lagu weeraray agagaaraha Isgoyska Towfiiq

MAY 12, 2008

Isniin, May 12, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa maanta waxay weerar ku qaadeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay nawaaxiga Isgoyska Towfiiq ee Magaalada...

Warkii oo dhan »
Deeq-bixiayaasha Somaliland ka caawiya Doorashooyinka oo sheegay inay laaleen dhaqaalihii lagu bixin lahaa diiwaan-gelinta cod bixiyayaasha

Deeq-bixiayaasha Somaliland ka caawiya Doorashooyinka oo sheegay inay laaleen dhaqaalihii lagu bixin lahaa diiwaan-gelinta cod bixiyayaasha

MAY 12, 2008

Isniin, May 12, 2008(HOL): Deeqbixiyayaasha Somaliland ka caawiya Doorashooyinka iyo hannaanka Dimuqraaddiyadda ayaa shaaca ka qaaday inay joojiyeen l...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo labo ruux oo rayid ah ku dilay Magaalada Baydhabo

Ciidamo Itoobiyaan ah oo labo ruux oo rayid ah ku dilay Magaalada Baydhabo

MAY 11, 2008

Axad, May 11, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa maanta waxay gudaha magaalada Baydhabo ku dileen labo ruux oo rayid ah, kuwaasi oo la sheegay in a...

Warkii oo dhan »