Wararka Maanta

Ilaalada Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo Baydhabo isku rasaaseeyay

Ilaalada Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo Baydhabo isku rasaaseeyay

MAY 11, 2008

Axad, May 11, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in ay maanta is-rasaaseeyeen il...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Ilaalada Waddooyinka Muqdisho oo sheegay in shaqo joojin sameyn doonaan haddii aanu Taliska Booliska ka laaban amar uu ku soo rogay

Ciidamada Ilaalada Waddooyinka Muqdisho oo sheegay in shaqo joojin sameyn doonaan haddii aanu Taliska Booliska ka laaban amar uu ku soo rogay

MAY 11, 2008

Axad, May 11, 2008(HOL): Ciidamada Ilaalada Waddooyinka ee Taraafikada loo yaqaano ayaa maanta waxay ku goodiyeen in ay shaqo joojin sameyn doonaan ha...

Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo walaac ka muujiyay Xubin Golahaas ka tirsan muddo labo bilood ka badan af-duub lagu heysto

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo walaac ka muujiyay Xubin Golahaas ka tirsan muddo labo bilood ka badan af-duub lagu heysto

MAY 11, 2008

Axad, May 11, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa maanta wuxuu walaac ka muujiyay xubin ka tirsan Golahaas oo muddo labo bilo...

Warkii oo dhan »
Maxaa ka jira in ay Saraakiil Itoobiyaan ah ku wargaliyeen Yuusuf Daba-geed in uu u hoggaansamo Magacaabista  Maamulka ay Dowladda Federaalka u so magacawday Gobolka Hiiraan

Maxaa ka jira in ay Saraakiil Itoobiyaan ah ku wargaliyeen Yuusuf Daba-geed in uu u hoggaansamo Magacaabista Maamulka ay Dowladda Federaalka u so magacawday Gobolka Hiiraan

MAY 11, 2008

Axad, May 11, 2008(HOL): Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee jooga deegaanka Jante-kuundisho ee duleedka Magaalada Beledweyne ayaa gelinkii danbe ee sha...

Warkii oo dhan »
Isu socodka Dadka iyo Gaadiidka  qeybo ka mi dah Wadada Wadnaha oo saaka dib u furmay iyo Wadada Maka Al-Mukarama oo saaka waqti kooban xirantay

Isu socodka Dadka iyo Gaadiidka qeybo ka mi dah Wadada Wadnaha oo saaka dib u furmay iyo Wadada Maka Al-Mukarama oo saaka waqti kooban xirantay

MAY 11, 2008

Axad, May 11, 2008(HOL): Waxaa saaka dib u bilowday isu socodka Dadka iyo Gaadiidka qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho kuwaasi oo xi...

Warkii oo dhan »
Dhaca iyo Dhibaateynta loo geysto Tahriibayaasha  Soomaalida ah ee soo mara Wadamada u dhaxeeya Kenya iyo Koofur Afrika oo sii kordhaya

Dhaca iyo Dhibaateynta loo geysto Tahriibayaasha Soomaalida ah ee soo mara Wadamada u dhaxeeya Kenya iyo Koofur Afrika oo sii kordhaya

MAY 11, 2008

Axad, May 11, 2008(HOL): Tahriibayaasha soo mara Wadamada u dhexeeya Keynya iyo Koofur Afrika ayaa ka cabanaya dhac iyo handadaad loogu geysto Wadamad...

Warkii oo dhan »
RAAD TV oo hawada soo galay iyo Wariyayaal caan ah oo ka mid noqday Shaqaalahiisa

RAAD TV oo hawada soo galay iyo Wariyayaal caan ah oo ka mid noqday Shaqaalahiisa

MAY 11, 2008

Kor, Bidix ka bilow: Cawke, Ducaale, Dalmar, Hereri, Raabi. Hoos, Bidix ka bilow: Ridwaan, Cabdishakuur, Cabdixaafid, Sadaam iyo Amran Sabti, M...

Warkii oo dhan »
Ahmedou Ould-Abdallah oo rajo ka muujiyay in ay bilaaban doonaan Wada Hadallada ay yeelanayaan Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta

Ahmedou Ould-Abdallah oo rajo ka muujiyay in ay bilaaban doonaan Wada Hadallada ay yeelanayaan Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta

MAY 10, 2008

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-AbdallahSabti, May 10, 2008(HOL): Wakiilka Xoghayaha ...

Warkii oo dhan »
Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay Gaadiid ay lahaayeen Wasiirrada Maaliyadda iyo Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay Gaadiid ay lahaayeen Wasiirrada Maaliyadda iyo Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

MAY 10, 2008

Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur)Sabti, May 10, 2008(HOL): Xoogag ka amar qaata dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab a...

Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif oo sheegay in aysan la fariisaneynin Dowladda Federaalka Soomaaliya

Shiikh Shariif oo sheegay in aysan la fariisaneynin Dowladda Federaalka Soomaaliya

MAY 10, 2008

Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed Sabti, May 10, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga dib u xoreynta...

Warkii oo dhan »