Wararka Maanta
Ciidamo Itoobiyaan ah oo soo galay Deegaanka Janta-kuundisho ee duleedka Magaalada Beledweyne
Jimco, May 09, 2008(HOL): Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan in mudo ah kama jirin wax maamul ah sidoo kale xitaa gudaha Magaalada iyo da...
Warkii oo dhan »
Bayaan ay wadajir u soo saareen guddiga jaaliyadda reer Hiiraan ee dalka Sweden
Khamiis, May 08, 2008 (HOL) - Waxaa taariikhdu marka ahayd 2008-05-03 shir isugu yimid guddiga jaaliyadda reer Hiiraan ee ku nool wadanka Sweden...
Warkii oo dhan »
Dagaal culus oo galabta casir-liiqii ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho
Khamiis, May 08, 2008(HOL): Dagaal la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa galabta casir-liiqii waxaa uu ka dhacay Xaafado ka tirsan Deg...
Warkii oo dhan »
Howl-Wadeen u shaqeynayay Shirkadda Isgaarsiinta NationLink oo maanta Muqdisho lagu dilay
Khamiis, May 08, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa maanta waxay dil ugu geysteen gudaha Suuqa Bakaaraha Howl-wadeen u shaqeynayay Shirkadda Isgaarsiinta ...
Warkii oo dhan »
Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye oo sheegay tallaabada ay qaadi doonaan wixii ka dambeeya 15-ka May
Khamiis, 08 May 2008 (HOL): Hogaamiyayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa khudbado u jeediyay Boqolaal ka mid ah dadweynaha ku dhaqan Magaalad...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo magacawday Xubnaha uga qeybgelaya Wada hadallada Jabuuti
Khamiis, May 08, 2008(HOL): Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo oo ku dhow dhow xafiiska Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Guddoonka Baarlam...
Warkii oo dhan »
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo diyaarinaya mooshin ka dhan ah Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde
Khamiis, May 08, 2008(HOL): Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxay diyaarinayaan mooshin ka dhan ah Xukuumadda dhowrka b...
Warkii oo dhan »
Dowladda Itoobiya oo beenisay eedeyn ay u jeedisay Amnesty International oo ku saabsaneyd in Ciidamadeeda ay dembiyo dagaal ka geysteen Soomaaliya
Khamiis, May 08, 2008(HOL): Dowladda Itoobiya ayaa beenisay eedeyn ay u jeedisay Amnesty International, taasi oo ahayd in Ciidamadeeda ay dembiyo daga...
Warkii oo dhan »
Wakiilkii Midowga Maxkamadaha ee Gobalka Hiiraan oo ku dhintay dagaal shalay dhaxmaray Ciidamada Itoobiya iyo Xoogagga Maxkamadaha Islaamka
Khamiis, May 08, 2008(HOL): Wakiilkii Midowga Maxkamadaha ee Gobalka Hiiraan islamarkaana ahaa sida la sheegay Ku-xigeenkii Gobalada Mudug, Gal-gaduud...
Warkii oo dhan »
Haweenka Qowmiyadda Banaadiriga oo Hay’ado ka tirsan UN-ka ku eedeeyay in ay Xuquuqdooda duudsiiyeen
Khamiis, May 08, 2008(HOL): Kulan ballaaran oo maanta haweenka Qowmiyadda Banaadiriga ay kuyeesheen Muqdisho ayaa waxa ay kaga wada hadleen duudsi lag...
Warkii oo dhan »