Wararka Maanta

Dagaal waqti kooban socday oo saaa ka dhacay Xaafadda Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid

Dagaal waqti kooban socday oo saaa ka dhacay Xaafadda Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid

MAY 10, 2008

Sabti, May 10, 2008(HOL): Xaafado ka tirsan Deegaanka Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid ayaa saaka waxaa ka dhacay dagaal la isugu adeegsaday hubka noocyad...

Warkii oo dhan »
Agaasimaha Idaacadda iyo TV-ga SBC Mowliid Xaaji Cabdi oo Xoriyaddiisa dib u helay

Agaasimaha Idaacadda iyo TV-ga SBC Mowliid Xaaji Cabdi oo Xoriyaddiisa dib u helay

MAY 10, 2008

Agaasimaha Idaacadda iyo TV-ga SBC Mowliid Xaaji CabdiSabti, May 10, 2008(HOL): Waxaa xoriyaddiisii dib u helay oo la sii daayay Agaasimaha Idaa...

Warkii oo dhan »
Qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha oo saaka xiran kadib dagaal shalay ka dhacay

Qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha oo saaka xiran kadib dagaal shalay ka dhacay

MAY 10, 2008

Sabti, May 10, 2008(HOL): Waxaa saaka xiran oo aysan Dadka iyo Gaadiidkuba isticmaaleynin qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha, gaar ahaan Isgoyska Florenze...

Warkii oo dhan »
Yuusuf Dabageed oo soo gaaray Deegaanka Jante-kuudisho ee Gobalka Hiiraan

Yuusuf Dabageed oo soo gaaray Deegaanka Jante-kuudisho ee Gobalka Hiiraan

MAY 10, 2008

Sabti, May 10, 2008(HOL): Gudoomiyihii hore ee Gobalka Hiiraan iyo qaar ka mid ah Xubnihii Maamulkiisa ayaa soo gaaray Deegaanka Jante-kuundisho kadib...

Warkii oo dhan »
Dagaal xoogan oo galabta ka dhacay Isgoyska Florenza ee Degmada Wardhiigley

Dagaal xoogan oo galabta ka dhacay Isgoyska Florenza ee Degmada Wardhiigley

MAY 09, 2008

Jimco, May 09, 2008(HOL): Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda ayaa...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland oo Xabsiga u Taxaabay Agaasimaha Idaacadda iyo TV-ga SBC

Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland oo Xabsiga u Taxaabay Agaasimaha Idaacadda iyo TV-ga SBC

MAY 09, 2008

Agaasimaha Idaacadda iyo TV-ga SBC- Mowliid Xaaji CabdiJimco, May 09, 2008(HOL): Ciidamo ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland, gaar ahaana Magaa...

Warkii oo dhan »
Guddiyadii ka kala socday Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo maanta Jabuuti ku wada xaadiraya

Guddiyadii ka kala socday Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo maanta Jabuuti ku wada xaadiraya

MAY 09, 2008

Jimco, May 09, 2008(HOL): waxaa maanta Dalka Jabuuti xaadir ku wada noqonayaa Guddiyo ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbaheysiga Dib...

Warkii oo dhan »
8 Ruux oo ku dhaawacantay Qarax Bambo oo xalay ka dhacay meel lagu qaxweeyo oo ku taala Isgoyska Siinaay

8 Ruux oo ku dhaawacantay Qarax Bambo oo xalay ka dhacay meel lagu qaxweeyo oo ku taala Isgoyska Siinaay

MAY 09, 2008

Jimco, May 09, 2008(HOL): 8 Ruux oo rayid ah ayaa dhaawacantay kadib markii meel ay ku qaxweynayeen oo ku taala Isgoyska Siinaay qeybta Degmada Wardhi...

Warkii oo dhan »
Xildhibaano ka soo jeeda G/Hiiraan oo ugu baaqay Dadka Hiiraan in ay aayahooda ka tashadaan, maamulna ay sameystaan

Xildhibaano ka soo jeeda G/Hiiraan oo ugu baaqay Dadka Hiiraan in ay aayahooda ka tashadaan, maamulna ay sameystaan

MAY 09, 2008

Jimco, May 09, 2008(HOL): Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa waxay ugu baaqeen dadka ku dha...

Warkii oo dhan »
Afhayeenno u hadlay Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka oo guulo ka kala sheegtay Dagaalkii shalay ka dhacay Degmada Waaberi

Afhayeenno u hadlay Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka oo guulo ka kala sheegtay Dagaalkii shalay ka dhacay Degmada Waaberi

MAY 09, 2008

Jimco, May 09, 2008(HOL): Labo Afhayeen oo u kala hadlay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maxkamadaha Islaamka ayaa waxay guulo iska soo horjeeda ka...

Warkii oo dhan »