Wararka Maanta
Ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu weeraray Deegaanka Garas-yaani ee Gobolka Hiiraan
Arbaco, May 07, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo saaka ka tegay Degmada Buulo Burte ayaa maanta duhurnimadii lagu weeraray Deegaanka Garas-yaani ee...
Warkii oo dhan »
Afar Ruux oo lagu dilay Deegaanno hoos yimaada Mahadaay
Arbaco, May 07, 2008(HOL): Afar Ruux oo Xoolo-dhaqato ah ah ayaa saaka Waaberigii lagu dilay Deegaanka Cali Fool Dheere oo ka tirsan Degmada Mah...
Warkii oo dhan »
Itoobiya oo sheegtay in boqolaal Askar ah looga dilay Soomaaliya
Arbaco, May 07, 2008(HOL): Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay waxay shaaca ka qaaday in boqolaal Askari looga dilay Soomaaliya tan iyo markii ...
Warkii oo dhan »
Xubno ka tirsanaa Madasha Bulshada Rayidka Soomaaliyeed oo nolol iyo geeri la la’ yahay muddo 2 bilood ah
Arbaco, May 07, 2008(HOL): Shir ay Muqdisho ku yeesheen Madasha Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa waxaa walaac looga muujiyay labo xubnood oo Madasha...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo saaka gudaha u galay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa
Arbaco, May 07, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan Taangiyada dagaalka ayaa saaka waxay gudaha u galeen xaafado ka tirsan Degmooyinka Hur...
Warkii oo dhan »
Xoghayaha Arrimaha Gudaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Gobolka Hiiraan ku sugan
Arbaco, May 07, 2008(HOL): Xoghayaha Arrimaha Gudaha Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaaliya Col. Cumar Xaashi Aadan ayaa haatan wuxuu ku sugan yahay de...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay la dagaalamayaan Dadka diida qaadashada Kunka Shilin Soomaaliga ah ee duugowday
Arbaco, May 07, 2008(HOL): Maxkamadaha Islaamka ayaa waxay shaaca ka qaadeen in ay la dagaalamayaan dadka diida qaadashada lacagta kunka Shilin Soomaa...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee fariisinka ku lahaa Degmada Buula-burte oo u soo dhaqaaqay Magaalada Beledweyne
Arbaco, May 07, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan gadiidka Dagaalka kana soo anba baxay Degmada Buula-burte ee Gobalka Hiiraan ayaa lagu...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Midowga Ganacsatada Gobolka Banaadir oo ku baaqay in la qaato lacagta duugowday ee Kunka Shilin Soomaaliga
Talaado, May 06, 2008(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa maanta waxay war ka soo saareen banaanbaxyo s...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo mar kale degay Xeradii Maslax ee duleedka Suuqa Xoolaha
Talaado, May 06, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan ayaa maanta waxay mar kale fariisin ka dhigteen Xeradii Maslax ee duleedka Suuuqa ...
Warkii oo dhan »