Wararka Maanta
Madaxweyne Rayaale oo Guddoomiyayaal u magacaabay qaar ka mid ah Gobolladii cusbaa ee dhawaan la sameeyay
Isniin, May 05, 2008(HOL): Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa shalay Gobolada Oodweyne iyo Buuhoodle u Magacaabay Gudoomiyayaal...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan kale oo iska casilay baarlamaanka Soomaaliya
Axad, May 04, 2008(HOL): Waxaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay Xilkii Xildhibaannimo ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Axmed Maxamed Cabdi ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu weeraray Isgoyska Towfiid ee Magaalada Muqdisho
Axad, May 04, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa maanta waxay weerar ku qaadeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay nawaaxiga Isgoyska Towfiiq ee Magaalada M...
Warkii oo dhan »
Xildhibaannada Baarlamaanka Somalia oo la faray in ay todobaad gudahiis ku soo diiwaangeliyaan Ilaaladooda iyo hubka ay heystaan
Axad, May 04, 2008(HOL): Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxaa amar lagu siiyay...
Warkii oo dhan »
MAXAMED DHEERE: “Axmed C/salaan waxba kama khuseyso maamul u sameynta Gobolka Banaadir ee haddii uu maamul sameynayo Dhuusa-mareeb maamul ha u soo sameeyo”
Axad, May 04, 2008(HOL): Guddooomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa si kulul uga jawaabay...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku noqday Magaalada Jowhar
Axad, May 04, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in ay mar kale dib ugu noqdeen magaalada Jowhar ee xarunta u ...
Warkii oo dhan »
Yuusuf Daba-geed oo sheegay in isagoo u eedoobay Gobolka Hiiraan aan la dhihi karin waa lagaa qaaday Xilkii Maamulka Gobolka
Axad, May 04, 2008(HOL): Guddoomiyaha masaafuriska uga maqan Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed) ayaa wuxuu ka hadlay sida uu u arka...
Warkii oo dhan »
Rag ku labisn Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka oo qaatay Gaari ay leedahay Idaacadda Somaliweyn
Axad, May 04, 2008(HOL):Rag ku labisan Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxay xoog ku kaxeysteen gaari ay leedahay Idaacadda...
Warkii oo dhan »
Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo loo ganaaxay jid gooyo uu sameeyay
Axad, May 04, 2008(HOL): Ciidanka ilaalada Wadooyinka Somaliland ee loo yaqaano taraafiga ayaa shalay ganaaxay Wasiirka Beeraha Md.Aadan Axmed C...
Warkii oo dhan »
Muran Xoog leh oo ka dhashay lacag canshuur ah oo ay Ciidamada Itoobiya ka qaadayaan Gadiidka Mara Deegaanka Kala-beyr ee Gobalka Hiiraan
Axad, May 04, 2008(HOL): Waxaa soo baxaya kala aragti duwanaasho iyo khilaaf soo kala dhax-galay xubno ka tirsan Maamulkii hore ee Gobalka Hiiraan, ka...
Warkii oo dhan »