Wararka Maanta

RA’IISAL WASAARE NUUR CADDE: “Aad ayaan uga xumahay in wax aad ku qaban weyseen seddex sanadood aad tiraahdaan maxaad ugu  qaban weysay seddex Bilood”

RA’IISAL WASAARE NUUR CADDE: “Aad ayaan uga xumahay in wax aad ku qaban weyseen seddex sanadood aad tiraahdaan maxaad ugu qaban weysay seddex Bilood”

MAY 03, 2008

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)Sabti, May 03, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Fe...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay gacanta ku heyso dhismaha Maamullada Dalka oo uu ugu horeeyo Midka Gobolka Banaadir

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay gacanta ku heyso dhismaha Maamullada Dalka oo uu ugu horeeyo Midka Gobolka Banaadir

MAY 03, 2008

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiirka Warfaafinta Axmed C/salaan Xaaji Aadan Sabti, May 03, 2008(HOL): ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay ka qeybgeleyso shirka lagu wada hadalsiinayo Iyada iyo Mucaaradkeeda

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay ka qeybgeleyso shirka lagu wada hadalsiinayo Iyada iyo Mucaaradkeeda

MAY 03, 2008

Sabti, May 03, 2008(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay shaaca ka qaaday in ay diyaar u tahay ka qeybgalka Shirka Dib u heshiisiint...

Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye oo sheegay in dhibaatada ka taagan Soomaaliya uu Mareykanka mas’uul ka yahay

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye oo sheegay in dhibaatada ka taagan Soomaaliya uu Mareykanka mas’uul ka yahay

MAY 03, 2008

Sabti, May 03, 2008(HOL):  Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa maanta wuxuu mar kale soo saaray Warsaxaafadeed uu uga hadlayay sici...

Warkii oo dhan »
Dad ku dhaawacmay weerar lagu qaaday fariisin ay ku Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka ku leeyihiin Suuq Bacaad

Dad ku dhaawacmay weerar lagu qaaday fariisin ay ku Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka ku leeyihiin Suuq Bacaad

MAY 03, 2008

Sabti, May 03, 2008(HOL): Shan Ruux ayaa ku dhaawacmay qaraxyo iyo rasaas daba socotay oo maanta ka dhacay Fariisin ay Ciidamo ka amar qaata Dowladad ...

Warkii oo dhan »
Saraakiil ka tirsanaa Dowladda Federaalka oo Magaalada Beledweyne kaga dhawaaqay in ay iska casileen howlahoodii shaqo

Saraakiil ka tirsanaa Dowladda Federaalka oo Magaalada Beledweyne kaga dhawaaqay in ay iska casileen howlahoodii shaqo

MAY 03, 2008

Sabti, 3, May, 2008 (HOL):  Waxaa si weyn isu soo taraya Gobalka Hiiraan is-casilaada ay sameynayaan Xubno xilal kala duwan ka yahay Dowladda Fed...

Warkii oo dhan »
Dad siyaabo kala duwan loogu dhaawacay magaalada Muqdisho oo la dhigay Isbitaallada Dayniile iyo Madiina

Dad siyaabo kala duwan loogu dhaawacay magaalada Muqdisho oo la dhigay Isbitaallada Dayniile iyo Madiina

MAY 03, 2008

Sabti, May 03, 2008(HOL): Shalay iyo Xalay ayaa Dad badan waxaa siyaabo kala duwan loogu dhaawacay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Dayniile iyo Dharkeen...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay Dad ku dilay Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelada Dhexe

Kooxo hubeysan oo xalay Dad ku dilay Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelada Dhexe

MAY 03, 2008

Sabti, May 03, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay dad ku dileen Deegaanka Dacaar oo ka tirsan Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabe...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo maanta mar kale oo hor-tegaya Baarlamaanka si uu uga jawaabo su’aalo ay Mudanayaasha Baarlamaanka weydiiyeen

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo maanta mar kale oo hor-tegaya Baarlamaanka si uu uga jawaabo su’aalo ay Mudanayaasha Baarlamaanka weydiiyeen

MAY 03, 2008

Sabti, May 03, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa maanta wuxuu mar kale hor-tegayaa ...

Warkii oo dhan »
Khasaaraha ka dhashay Duqeyntii ay Diyaaradaha Mareykanka ka geysteen Degmada Dhuusa-mareeb oo sii kordhaya

Khasaaraha ka dhashay Duqeyntii ay Diyaaradaha Mareykanka ka geysteen Degmada Dhuusa-mareeb oo sii kordhaya

MAY 02, 2008

Qaar ka mid ah Dadka ku nool Degmada Dhuusa-mareeb oo dhex socda burburka Guryihii ay duqeeyeen Mareykanka. Photo By: Abdi Guled/ReutersJimco, ...

Warkii oo dhan »