Wararka Maanta
Rasaas ay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka ku fureen Gaari BL ah oo sababtay dhimasho iyo dhaawac
Jimco, May 02, 2008(HOL): Hal Qof ayaa geeriyooday labo ruux oo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii gaari ay saarnaayeen oo BL ah ay rasaas hu...
Warkii oo dhan »
Xiisad ka dhalatay Rag hubeysan oo ay dileen Ciidamada Amaanka Puntland oo qalqal gelisay Ammaanka Magaalada Boosaaso
Jimco, May 02, 2008(HOL): Xiisad ka dhalatay Rag Maleeshiyo ahaa oo shalay lagu dilay gudaha Magaalada Boosaaso ayaa waxay qalqal gelisay ammaanka Mag...
Warkii oo dhan »
Dad ka barakacay Muqdisho oo Beesha Caalamka ka codsaday in ay ka shaqeyso jawi ay guryahooda dib ugu laaban karaan
Jimco, May 02, 2008(HOL): Dadkii ka barakacay magaalada Muqdisho ee haatan ku nool inta u dhaxeysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxay...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo ka hadlay Duqeyntii uu Mareykanka ka geystay Degmada Dhuusa-mareeb ee Gobolka Galgaduud
Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya- Shiikh Shariif Shiikh Axmed Khamiis, May 01, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xorey...
Warkii oo dhan »
Taariikh nololeedkii Aadan Xaashi Ceyroow
Yusuf Garaad OmarBBCSomali.com Aadan Xaashi Ceyrow waxa uu ahaa 32 jirCayrow yaa yaqaan? Adan Xaashi Ceyrow waa nin dhallinyar oo dhashay sann...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in duqeyntii ay Diyaaradaha Mareykanka ka geysteen Dhuusa-mareeb ay sii kordhin doonto Awooodda Muslimiinta
Khamiis, May 01, 2008(HOL): Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed Shiikh Maxamuud Shiikh Ibraahim Suuley oo ka hadlay duqeyn ay diyaaradaha Mar...
Warkii oo dhan »
Midowga Xisbiyada Is-bedel-doonka Soomaaliyeed oo dalbaday in la sii daayo 8 Arday oo ku xiran Xabsiga CID-da ee Muqdisho
Guddoomiyaha Midowga Xisbiyada Is-bedel-doonka Soomaaliyeed Cali Maxamed Nuux Tima-JilicKhamiis, May 01, 2008(HOL): Midowga Xisbiyada Is-bedel-d...
Warkii oo dhan »
Xubnihii Dowladda Federaalka u soo magacawday Maamulka Gobalka Hiiraan oo intooda badan sheegay in aysan raali ka aheyn xilalka loo soo magacaabay
Khamiis, 1, May, 2008 (HOL) Waxaa sii kordhaya is-casilaada ay sameynayaan xubnihii Dowladda Federaalku u soo magacaawday Maamulka Gobalka Hiira...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Al-Shabaab oo sheegay in duqeyn ay diyaaradaha Mareykanka ka geysteen Degmada Dhuusamareeb uu ku geeriyooday Aadan Xaashi Ceyrow
Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur)Khamiis, May 01, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mu...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur cadde oo Baydhabo tegay
Arbaco, April 30, 2008(HOL): Waxaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Warkii oo dhan »