Wararka Maanta
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maamul 90 cisho shaqeynaya u magacawday Gobolka Hiiraan
Arbaco, April 30, 2008(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay maamul KMG ah u magacawday Gobolka Hiiraan oo muddooyinkan maamul la’a...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay Gurigiisa ku dilay Taliyihii Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka ee Gobalka Hiiraan
Arbaco, April 30, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa xalay saqdii dhexe weerar culus ku qaaday guriga uu ka deganaa Magaalada Beledweyne Taliyihii C...
Warkii oo dhan »
Qarax ay Dad badan ku dhinteen oo saaka ka dhacay magaalada Baydhabo
Arbaco, April 30, 2008(HOL): Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa saaka waxaa ka dhacay qarax aad u xooggan oo sababay in ay dhintaan d...
Warkii oo dhan »
Suuqyada Magaalada Marka oo albaabada loo laabay
Arbaco, April 30, 2008(HOL): Waxaa saaka albaabada u laaban yihiin Suuqyada Ganacsiga Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana lagu soo wa...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay howlgallo burcad sifeyn ah ka sameynayaan Wadada Xeebta marta ee isku xirta Muqdisho iyo Gobollada Dhexe
Arbaco, April 30, 2008(HOL): Mas’uul u hadlay Maxkamadaha Islaamka ayaa shaaca ka qaaday in ay wadaan howlgallo ay kula dagaalamayaan Kooxaha ...
Warkii oo dhan »
Muqdisho oo galabta Casir-liiqii uu Dagaal xooggan ka dhacay
Talaado, April 29, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa galabta casir-liiqii waxaa uu ka dhacay Xaafado ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo la wareegay fariisin ay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka ku lahaayeen Siinka Dheer
Talaado, April 29, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa maanta waxay la wareegeen fariisin ay horay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka ay ku l...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Bay oo beeniyay in ay Xoogag ka amar Al-Shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta Degmooyin ka tirsan Gobolkaas
Talaado, April 29, 2008(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Bay C/fataax Ibraahim Geesey oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah...
Warkii oo dhan »
Dagaal ay Dad ku dhinteen oo ka dhacay Deegaano ka tirsan Degmada Luuq ee Gobolka Gedo
Talaado, April 29, 2008(HOL): Deegaanno hoos-yimaada Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacay dagaallo ay dad ku dhinteen oo dhexmaray beelo ...
Warkii oo dhan »
Kooxda Caalamiga ah ee La-Xiriirka Soomaaliya oo ka shiraya Xaaladda Dalka Soomaaliya
Talaado, April 29, 2008(HOL): Magaalada Oslo ee Caasimadda u ah Dalka Norway ayaa berri waxaa ka furmaya shir ay isugu imaanayaan xubnaha ku bahoobay ...
Warkii oo dhan »