Wararka Maanta
Qaraxyo Saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho
Isniin, April 28, 2008(HOL): Labo qarax oo loo kala adeegsaday Bambooyinka gacanta laga tuuro iyo Miinada Dhulka lagu aaso ayaa saaka waxay ka kala dh...
Warkii oo dhan »
Afhayeenkii labaad oo iska casilay Maamulka Degmada Balcad
Isniin, April 28, 2008(HOL): Waxaa is-casilay Afhayeenkii labaad oo uu yeesho maamulka Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, iyadoo uu horay isu...
Warkii oo dhan »
Maamulihii Warshadda Isbuunyada Canshuur oo u geeriyoday dhaawac ay u geysteen Ciidamada Itoobiya ee degan Xarunta Warshaddii Baastada
Isniin, April 28, 2008(HOL): Waxaa dhaawac ay gaarsiiyeen Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Xarunta Warshaddii Baastada u geeriyooday maamulihii Warshadd...
Warkii oo dhan »
Gudoomiyihii Degmada Beledweyne oo sheegay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay Maamulka Gobalka Hiiraan
Isniin, April 28, 2008(HOL): Guddoomiyihii Degmada Beledweyne Cilmi Saney Qaasim oo xiriir la soo sameeyay qaar ka mid ah qalabka warbaahinta ay...
Warkii oo dhan »
Mudaharaad dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Magaalada Hargeysa
Isniin, April 28, 2008(HOL): Laba Wiil oo dhalinyaro ah ayaa saaka ku dhintay Magaalada Hargeysa ilaa 4 kalena way ku dhaawacmeen, ka dib markii Boqol...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland oo dagaal gacanta isula tegay, ka dib markii Mooshin la soo hor dhigay
Isniin, April 28, 2008(HOL): Fadhigii shalay ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa buuq-badani hadheeyay, kaas oo Mudanayaasha qaarkood gacanta isku la t...
Warkii oo dhan »
Odayaal Reer Puntland ah oo BAAQ cambaareyn ah ka soo saaray afduubkii loo geystay laba oday oo ka soo jeeda KILILKA SHANAAD ee Itoobiya
27/04/2008. Boosaaso. Ku : Golaha Xukuumada Daw...
Warkii oo dhan »
Khasaaraha ka dhashay dagaal xalay lagu qaaday Fariisin ay Muqdisho ku leeyihiin Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo sii kordhaya
Axad, April 27, 2008(HOL): Waxaa sii kordhaya Khasaaraha uu geystay dagaal ay xalay kooxo hubeysan ku qaadeen fariisin ay Ciidamo ka amar qaata dowlad...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Britain ku sugan, kuna sii jeeda Faransiiska
Axad, April 27, 2008(HOL): Wafdigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo dhawaanahan safar ugu maqnaa...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Axad, April 27, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay Cii...
Warkii oo dhan »