Wararka Maanta

Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira oo saaka howlgallo ka sameeyay Xaafado ka tirsan Dayniile iyo Yaaqshiid

Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira oo saaka howlgallo ka sameeyay Xaafado ka tirsan Dayniile iyo Yaaqshiid

APR 26, 2008

Sabti, April 26, 2008(HOL): Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira ayaa waxay saaka howlgallo ka sameeyeen xaafado ka tirsan Degooyinka Yaaqshiid ...

Warkii oo dhan »
Shir lagaga hadlayo Sicir-bararka Maciishadda iyo Shidaalka oo ka dhacay Madaxtooyada Somaliland

Shir lagaga hadlayo Sicir-bararka Maciishadda iyo Shidaalka oo ka dhacay Madaxtooyada Somaliland

APR 26, 2008

Sabti, April 26, 2008(HOL): Guddi isku dhaf ah oo ka kala socota Ganacsatada Laydhka Somaliland, Islamarkaana sida la sheegay ay ku jiraan Maareeyayaa...

Warkii oo dhan »
Dowladad Masar oo dhinacyada ku dagaalamaya Soomaaliya ugu baaqday in ay u turaan Dadka rayidka ah ee ay dushooda ku dagaalamaan

Dowladad Masar oo dhinacyada ku dagaalamaya Soomaaliya ugu baaqday in ay u turaan Dadka rayidka ah ee ay dushooda ku dagaalamaan

APR 25, 2008

Jimco, April 25, 2008(HOL): Dowladda Masar ayaa waxay noqotay Dowladdii ugu horeysay oo ka tirsan Jaamacadda Carabta oo ka hadashay dagaallo dhawaan k...

Warkii oo dhan »
Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka oo ka hadashay cabashooyin ka yimid dadka ka safra Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka oo ka hadashay cabashooyin ka yimid dadka ka safra Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

APR 25, 2008

Jimco, April 25, 2008(HOL): Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay soo gaareen cabashooyin ka imaanaya dadka ka d...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo Lacag iyo gaari uu lahaa lagala wareegay

Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo Lacag iyo gaari uu lahaa lagala wareegay

APR 25, 2008

Bidix: Avv. Maxamed Nuur Sheegow iyo Dr. Yuusuf Cali Haaruun/Photo By: Maxamed AllmanJimco, April 25, 2008(HOL): Waxaan weli si rasmi ah xoriyad...

Warkii oo dhan »
Yaa Buuxin doona kaalintii Waxabrasho ee Prof. Daa'uud Xasan Cali oo dhawaan kooxo hubyesan ku dileen Magaalada Beledweyne?

Yaa Buuxin doona kaalintii Waxabrasho ee Prof. Daa'uud Xasan Cali oo dhawaan kooxo hubyesan ku dileen Magaalada Beledweyne?

APR 25, 2008

Jimco, April 25, 2008(HOL): Prof. Daa'uud Xasan Cali waxaa uu ku noolaa Dalka Britain mudo ku dhan Afartan Sanadood gaar ahaan magaalooyinka Bimingham...

Warkii oo dhan »
Soomaali siyaabo kala duwan loogu Dilay dallaka Koonfurta Afrika

Soomaali siyaabo kala duwan loogu Dilay dallaka Koonfurta Afrika

APR 24, 2008

Khamiis, April 24, 2008(HOL) - Hiiri Cabdi  Digaale iyo Shariif Axmed Maxamed ayaa maanta lagu aasay magaalada Johanesburg ee dalka Koo...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Booliska Gobolka Bay oo is-casilay

Taliyaha Booliska Gobolka Bay oo is-casilay

APR 24, 2008

Khamiis, April 24, 2008(HOL): Taliyaha Booliska Gobolka Bay G/lle Sare Ibraahim Macallin Kutub ayaa maanta wuxuu shaaca ka qaaday in uu iska casilay x...

Warkii oo dhan »
7 Ruux oo ku dhaawacantay gaari ay saarnaayeen iyo Booyad Ural ah oo isku dhacay

7 Ruux oo ku dhaawacantay gaari ay saarnaayeen iyo Booyad Ural ah oo isku dhacay

APR 24, 2008

Khamiis, April 24, 2008(HOL): 7 ruux oo saarnaa Gaari Mini Bus ah oo ku sii jeeday Suuqa Bakaaraha ayaa dhaawacmay kadib markii Gaarigii ay saarnaayee...

Warkii oo dhan »
ABUU MANSUUR: “Nuur Cadde haddii  uu sheegi jiray in uu nabad ka shaqeynayo hadda waa nin Colaadeed”

ABUU MANSUUR: “Nuur Cadde haddii uu sheegi jiray in uu nabad ka shaqeynayo hadda waa nin Colaadeed”

APR 24, 2008

Khamiis, April 24, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Masnuur oo shir jaraa’id u qabtay saxafiyiin kula xirii...

Warkii oo dhan »