Wararka Maanta

Saanad Mileteri oo u socota Ciidamada Itoobiya ee Muqdisho ku sugan oo ka gudubtay Degmada Afgooye

Saanad Mileteri oo u socota Ciidamada Itoobiya ee Muqdisho ku sugan oo ka gudubtay Degmada Afgooye

APR 22, 2008

Talaado, April 22, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in ay saaka halkaas ka soo gu...

Warkii oo dhan »
Bambo Gacmeed lagu weeraray Guri uu Baydhabo ka degan yahay Guddoomiyaha Gobolka Bakool

Bambo Gacmeed lagu weeraray Guri uu Baydhabo ka degan yahay Guddoomiyaha Gobolka Bakool

APR 22, 2008

Talaado, April 22, 2008(HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa waxaa bambo gacmeed lagu weeraray guriga uu Magaalada Baydhabo ka degan yahay Guddoomiyaha Gob...

Warkii oo dhan »
Ma dhab baa Madaxweyne Rayaale Waraaq hanjabaad ah ayuu u qoray Komishanka Doorashooyinka Somaliland?

Ma dhab baa Madaxweyne Rayaale Waraaq hanjabaad ah ayuu u qoray Komishanka Doorashooyinka Somaliland?

APR 22, 2008

Talaado, April 22, 2008(HOL): Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa la sheegay inuu qoraal isugu jira canaan iyo hanjabaad  u g...

Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo sheegay in uu ka fiirsanayo Wada Hadallada la doonayo in la isku soo hor-fariisiyo Dowladda Federaalka

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo sheegay in uu ka fiirsanayo Wada Hadallada la doonayo in la isku soo hor-fariisiyo Dowladda Federaalka

APR 21, 2008

Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed Isniin, April 21, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xorey...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo maanta xiray Madaxa Wararka Idaacadda Shabeelle ee Magaalada Muqdisho

Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo maanta xiray Madaxa Wararka Idaacadda Shabeelle ee Magaalada Muqdisho

APR 21, 2008

Isniin, April 21, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay xireen Madaxa Wararka Idaacadda Shabeelle ee magaa...

Warkii oo dhan »
Cawke iyo Hereri oo ku Biiray Taleefishin Cusub

Cawke iyo Hereri oo ku Biiray Taleefishin Cusub

APR 21, 2008

London,UK Isniin, April 21, 2008 (HOL) - LondonLabada wariye ee caanka ah, Axmed Xasan Cawke iyo Cabdisalaam Hereri ayaa ka tagaya idaacadda Voice of ...

Warkii oo dhan »
Meydad laga helay Xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa oo ay shalay dagaallo ka dhaceen

Meydad laga helay Xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa oo ay shalay dagaallo ka dhaceen

APR 21, 2008

Isniin, April 21, 2008(HOL): Waxaa saaka meydad hor leh laga helay xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa ee Gobolka Banaadir oo shalay iyo dorraad ay ka d...

Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif iyo Wafdigii uu hoggaaminayay oo dib ugu laabtay Magaalada Asmara ee Dalka Eritrea

Shiikh Shariif iyo Wafdigii uu hoggaaminayay oo dib ugu laabtay Magaalada Asmara ee Dalka Eritrea

APR 21, 2008

Isniin, April 21, 2008(HOL): Waxaa dib ugu laabtay Caasimadda Dalka Eritrea ee Asmara Wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta S...

Warkii oo dhan »
Doon Kalluumeysi oo laga leeyahay Dalka Spain oo Xeebaha Soomaaliya lagu qafaashay

Doon Kalluumeysi oo laga leeyahay Dalka Spain oo Xeebaha Soomaaliya lagu qafaashay

APR 21, 2008

Isniin, April 21, 2008(HOL): Doon kuwa lagu kalluumeysto ah oo laga leeyahay dalka Spain, isla markaana lagu magacaabo Playa De Bakio ayaa kooxo burca...

Warkii oo dhan »
Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Dagaalladii ay dadka badan ku dhinteen ee Muqdisho ka dhacay

Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Dagaalladii ay dadka badan ku dhinteen ee Muqdisho ka dhacay

APR 21, 2008

Isniin, April 21, 2008(HOL): Xarunta Dr.Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda aadanaha ayaa waxay warsaxaafadeed ka soo saartay dagaalladii shalay iyo dorraa...

Warkii oo dhan »