Wararka Maanta
Warqadaha laga sameeyo Lacagta been abuurka ah ee Shilin Soomaaliga oo maanta lagu gubay Magaalada Boosaaso
Arbaco, April 23, 2008(HOL): Magaalada Boosaaso ee Xarunta u ah Gobolka W/Bari ayaa maanta waxaa lagu gubay Warqadaha laga sameeyo Lacagta been abuurk...
Warkii oo dhan »
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha oo xabad joojin ugu baaqay dhinacyada isku haya Soomaaliya
Dr. Ghanim Alnajjar u qeybsanaha Qaramada Midoobay ee Xuquuqda AadanhaArbaco, April 23, 2008(HOL): Dr. Ghanim Alnajjar oo Qar...
Warkii oo dhan »
Wariye Maxamed Shidane Dabaan oo la sii daayay kadib 115 cisho oo uu u xirnaa Dowladda Federaalka Soomaaliya
Arbaco, April 23, 2008(HOL): Waxaa maanta la sii daayay oo xoriyaddiisii dib u helay Wariye Maxamed Shidane Dabaan oo isagoo ka dhoofayay garoonka Diy...
Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeeday Culumaa’udiinkii Muqdisho lagu dilay oo Kismaayo ka dhacay
Arbaco, April 23, 2008(HOL): Waxaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose Banaanbax looga soo horjeeday dilkii dhawaan Muqdisho ...
Warkii oo dhan »
Dagaal Culus oo xalay ku dhaxmaray degmada Buula-burte Kooxaha ka soo horjeeda Dowlada Federaalka iyo Ciidamada Itoobiya
Arbaco, April 23, 2008(HOL): Dagaalka oo la isugu adeegsaday hubka culus oo ay ku jiraan Qoryaha lidka Diyaaradaha iyo Baasuukayaal ayaa bilaawd...
Warkii oo dhan »
Maamul Goboleedka Puntland oo xoog ku soo furtay Doon ay Kooxo Burcad Badeed ah qafaasheen
Talaado, April 22, 2008(HOL): Maamul Goboleedka Puntland ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uu xoog ku soo furtay Doon ay ku rarnaayeen Badeecooyin ganacs...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Jaziiradda Kudhaa ee Gobolka J/Hoose
Talaado, April 22, 2008(HOL): Jaziiradda Kudhaa oo ka mid ah Jaziiradaha Koofureed ee ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ayaa maanta waxaa ka dhacay Daga...
Warkii oo dhan »
Wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo siyaabo kala duwan uga hadlay Dagaalladii Muqisho ka dhacay
Talaado, April 22, 2008(HOL): Wasiirrada Arrimaha Gudaha iyo Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay dagaalladii Sabtidii iyo A...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka oo cambaareeyay go’aan ay Xukuumadda Federaalka ku mamnuucday in la dhoofiyo dalagyada dalka ka soo go’a
Talaado, April 22, 2008(HOL): Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka Shiikh Maxamuud Shiikh Ibraahim Suuley ayaa si kulul u cambaareeyay go’aan dhawaan ka ...
Warkii oo dhan »
Dad ku dhintay Gaari Rakaab ah oo lagu rasaaseeyay Tuulada Xaaji Cali ee Gobolka Shabeelaha Dhexe
Talaado, April 22, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Gaari ay Dad rakaab ah saar...
Warkii oo dhan »