Wararka Maanta
Dowladda Federaalka oo sheegtay in aan Muddo Seddex Bilood ah la dhoofin karin Dalagyada Dalka ka soo go’a
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)Axad, April 20, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda F...
Warkii oo dhan »
Dagaal maalintii labaad ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Huriwaa iyo Yaaqshiid
Axad, April 20, 2008(HOL): Dagaal la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saaka aroortii waxaa uu ka dhacay xaafado ka tirsan Degmooyin...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in ishaaradiisa ay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo inta badan Mucaaradka ka soo horjeeda ay heshiinayaan
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya- C/llaahi Yuusuf Axmed Axad, April 20, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaa...
Warkii oo dhan »
Dad Rayid ah iyo Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka oo xalay siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho iyo Baydhabo
Axad, April 20, 2008(HOL): Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ee xarunta u ah Gobollada Banaadir iyo Bay ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay di...
Warkii oo dhan »
Xaafad ay Dad Soomaali ah ku nool yihiin oo ku taala Magaalada Cape Town ee Koofur Afrika oo dab la qabadsiiyay
Axad, April 20, 2008(HOL): Dabka ayaa ka bilowday guryo ay daganaayeen dhalinyaro Soomaali ah goor subax hore ah oo ay wada hurdayeen. Dabka ayaa qab...
Warkii oo dhan »
Kulan guud oo ay isugu yimaadeen Guddoomiyayaasha iyo Madaxda Saxaafadda Somaliland iyo qoddobo laga soo saaray
Ka bilow Midig, Tifaftirihii Wargeyska Jamhuuriya Xasan Siciid, Guddomiye-xigeenka Wargeyska Ogaal Cabdiweli Faarax Jaambiir iyo Cabdirisaaq M. ...
Warkii oo dhan »
Khasaaraha uu geystay Dagaalkii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho
Sabti, April 19, 2008(HOL): Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan Dagaal maanta ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Huriwaa, Yaaqshiid iyo ...
Warkii oo dhan »
Dagaal maanta ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa ee Magaalada Muqdisho
Sabti, April 19, 2008(HOL): Dagaalkan oo u dhaxeeyay Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda ayaa wuxuu bilowady kadib markii saak...
Warkii oo dhan »
Ganacsatado iyo Culumaa’udiin Magaalada Muqdisho ku sugan oo ka wada hadlay sidii loo qaadan lahaa lacagta duugowday ee Kunka Shilin Soomaaliga
Sabti, April 19, 2008(HOL): Shir looga hadlayay xiisadda beryahan ka taagneyd diidmada lacagta duugowday ee Kunka Shilin Soomaaliga ayaa maanta waxaa ...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay bililiqeystay Sadhigga Baliiska iyo xaruntii Maamulka Gobalka Hiiraan ee Magaalada Beledweyne
Sabti, April 19, 2008(HOL): Kooxo hubeysan oo xalay gudaha u galay Xarunta Maamulka Gobalka Hiiraan iyo Saldhigga Baliiska Magaalada Beledweyne ...
Warkii oo dhan »