Wararka Maanta

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo u tacsiyeeyay Qoysaskii ay ka geeriyoodeen Macalimiin Kenya u dhashay oo dhawaan Beledweyne lagu dilay

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo u tacsiyeeyay Qoysaskii ay ka geeriyoodeen Macalimiin Kenya u dhashay oo dhawaan Beledweyne lagu dilay

APR 17, 2008

Khamiis, April 17, 2008(HOL): Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Dalka Kenya Danjire Maxamed Cali Ameerika oo uu la socday Wasiirka H...

Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo mar kale ka hadlay sicir bararka ka jira Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo mar kale ka hadlay sicir bararka ka jira Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho

APR 17, 2008

Khamiis, April 17, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa maanta wuxuu mar kale soo saaray Warsaxaafadeed uu uga hadlayay sicir ...

Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Qeybo ka mid ah Wadada Makka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho

Dagaal ka dhacay Qeybo ka mid ah Wadada Makka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho

APR 16, 2008

Arbaco, April 16, 2008 (HOL): Dagaalkan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu caawa fiidkii dhexmaray Ciidamo ka amar qaata D...

Warkii oo dhan »
Wada hadal dhexmaray Madaxweyne Rayaale iyo Wefti ka socda Hay'adda  Qaramada Midoobay ee UNDP

Wada hadal dhexmaray Madaxweyne Rayaale iyo Wefti ka socda Hay'adda Qaramada Midoobay ee UNDP

APR 16, 2008

Arbaco, April 16, 2008(HOL): Madaxweynaha Somaliland, Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi sare oo ka socda Hay'adda U...

Warkii oo dhan »
Golayaasha Amniga Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo ka shiraya xaaladda Dalalka ay Mushkiladaha ka taagan yihiin ee Afrika

Golayaasha Amniga Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo ka shiraya xaaladda Dalalka ay Mushkiladaha ka taagan yihiin ee Afrika

APR 16, 2008

Arbaco, April 16, 2008(HOL): Waxaa maanta shir ku yeelanaya Xarunta Qaramada Midoobay ee New York Golayaasha Ammaanka Qaramada Midoobay iyo Midowga Af...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in Dib u heshiisiinta ay gelayaan Dowladda iyo Mucaaradka aaney meel ka sooo geli doonin sidii ay Ciidamada Itoobiya Soomaaliya uga bixi lahaayeen

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in Dib u heshiisiinta ay gelayaan Dowladda iyo Mucaaradka aaney meel ka sooo geli doonin sidii ay Ciidamada Itoobiya Soomaaliya uga bixi lahaayeen

APR 16, 2008

Arbaco, April 16, 2008(HOL): Isagoo wareysi siinayay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayuu sheegay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaah...

Warkii oo dhan »
Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan oo ku kala qeybsan Maamul ku meel gaar ah oo loo sameeyo Gobalka Hiiraan.

Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan oo ku kala qeybsan Maamul ku meel gaar ah oo loo sameeyo Gobalka Hiiraan.

APR 16, 2008

Arbaco, April 16, 2008(HOL): Kadib markii intooda badan ay is-casileen Xubihii Maamulka Gobalka Hiiraan isla markaana uu isaga tagay howlihiisii shaqo...

Warkii oo dhan »
Qarax waxyeello geystay oo ka dhacay Magaalada Baydhabo

Qarax waxyeello geystay oo ka dhacay Magaalada Baydhabo

APR 16, 2008

Arbaco, April 16, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in uu qarax khasaare geystay ka dhacay S...

Warkii oo dhan »
Guddiyo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka ka soo horjeeda oo kulankooda ugu horeeya yeelanaya 10-ka Bisha May ee soo socota

Guddiyo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka ka soo horjeeda oo kulankooda ugu horeeya yeelanaya 10-ka Bisha May ee soo socota

APR 15, 2008

Talaado, April 15, 2008(HOL): Dhawaanahan waxaa socday dadaallo ay wadaan Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Dowladda Jabuuti oo hadda ku soo biirta...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Bangiga Dhexe oo sheegay in Dowladda Federaalka ay soo daabici doonto lacag cusub oo Shilin Soomaali ah

Guddoomiyaha Bangiga Dhexe oo sheegay in Dowladda Federaalka ay soo daabici doonto lacag cusub oo Shilin Soomaali ah

APR 15, 2008

Talaado, April 15, 2008(HOL): Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ...

Warkii oo dhan »