Wararka Maanta
Kooxo hubeysan oo xalay la wareegay gacan ku heynta Beledweyne, halkaasna ku dilay macalimiin Ajaanib iyo Soomaali isugu jiray
Isniin, April 14, 2008(HOL): Kooxo hubeysan oo ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa saacado kooban la wareegay gacan ku heyta magaalada Beledweyne, ...
Warkii oo dhan »
Bambo lagu tuuray Shineemo ku taala Degmada Marka oo dhimasho iyo dhaawac sababay
Isniin, April 14, 2008(HOL): Afar ruux ayaa geeriyootay, in ka badan 10 ruuxna dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kadib Shineemo ay ku jireen oo ku ...
Warkii oo dhan »
Fariisimo ay Muqdisho ku leeyihiin Ciidamada Burundi iyo Ciidamada Dowladda Federaalka oo xalay la weeraray
Isniin, April 14, 2008(HOL): Habeenkii xalay ahaa waxaa weerar lagu qaaday fariisimo ay Muqdisho ku leeyihiin Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalk...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo mar kale ku eedeeyay Ganacsatada Muqdisho in ay ka dambeeyaan sicir bararka
Axad, April 13, 2008(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu mar kale shaaca ka qaaday in sicir bararka ka jira Magaalada Muqdisho ay ka dam...
Warkii oo dhan »
Wasiir ku-xigeen ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo shil baabuur ku dhaawacmay
Axad, April 13, 2008(HOL): Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga Somaliland Md.Cabdixaliim Maxamed Muuse ayaa ku dhaawacmay shil Baabuur habeenimadii...
Warkii oo dhan »
Iska hor-imaad ka dhacay isgoyska Florenza ee Wardhiigley
Axad, April 13, 2008(HOL): Iska hor-imaad hubeysan oo u dhaxeeyay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxo hubeysan oo ka soo ho...
Warkii oo dhan »
XILDHIBAAN SICIID CILMI ROOBLE: "Dadkayaga waan tilmaamayaa ee saddex qaab ayaa loo mudaharaadaa
Axad, April 13, 2008(HOL): “Dadkayga waan tilmaamayaa, saddex qaab ayaa loo mudaharaadaa, hadaynu is nidhaahno imikay ciyaal iyo balaayo kacayaan oo...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo u dhaqaaqay Degmada Buula-burte ee Gobalka Hiiraan iyo Ciidamadii Maxkamadaha Islaamka oo halkaas isaga baxay
Axad, April 13, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan Gaadiidka Dagaalka ayaa Subaxnimadii hore ee saakay u dhaqaaqay dhinca wadada isku xir...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ku sii jeeda Dalka Jabuuti
Axad, April 13, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Djibouti ee xarunta u ah Dalka Jibouti ayaa sheegaya in maanta uu magaaladaas ku s...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Maamulka Sh/Dhexe oo dhac u geystay Xarunta Xawaaladda Qaran Express ee Magaalada Jowhar
Axad, April 13, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay dhac u geysteen Xarunta ay Xawaaladda Qaran Expres...
Warkii oo dhan »