Wararka Maanta

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo Rasaas ku furay Dad Rakaab ah oo saarnaa Gaari BL ah

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo Rasaas ku furay Dad Rakaab ah oo saarnaa Gaari BL ah

APR 15, 2008

Talaado, April 15, 2008(HOL): Shan Ruux oo rayid ah ayaa dhaawacantay kadib markii gaari ay saarnaayeen oo Mini Bus ah uu rasaas ku furay askari ka ti...

Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa oo isaga soo baxay Magaalada Jowhar

Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa oo isaga soo baxay Magaalada Jowhar

APR 15, 2008

Talaado, April 15, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in ay halkaas isaga baxeen Cii...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Muuse Suudi oo sheegay in uu Nabad iyo Wanaag ka doortay in uu dib u eego dhibaatooyin loo geystay

Xildhibaan Muuse Suudi oo sheegay in uu Nabad iyo Wanaag ka doortay in uu dib u eego dhibaatooyin loo geystay

APR 15, 2008

Talaado, April 15, 2008(HOL):  Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in is...

Warkii oo dhan »
Goobaha Ganacsiga Deegaanka Ceelasha Biyaha oo albaabada loo laabay

Goobaha Ganacsiga Deegaanka Ceelasha Biyaha oo albaabada loo laabay

APR 15, 2008

Talaado, April 15, 2008(HOL):  Waxaa maanta albaabada u xiran yihiin goobaha ganacsiga Deegaannada Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose, i...

Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya  iyo Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye oo Jabuuti ku kulmay

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya iyo Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye oo Jabuuti ku kulmay

APR 15, 2008

Talaado, April 15, 2008(HOL): Waxaa magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti ku kulmay madax ka kala socotay Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya iyo Gola...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Rayaale oo xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Gobolka Togdheer, Guddoomiye cusubna magacaabay

Madaxweyne Rayaale oo xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Gobolka Togdheer, Guddoomiye cusubna magacaabay

APR 15, 2008

Talaado, April 15, 2008(HOL): Madaxweynaha Somaliland, Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa xilkii ka qaaday Badhasaabkii Gobolka Togdheer, Cabdi Xuseen Dhe...

Warkii oo dhan »
Waa sidee Xaalada Magaalada Beledweyne iyo  guud ahaan Gobalka Hiiraan Saacadihii aynu soo dhaafnay?

Waa sidee Xaalada Magaalada Beledweyne iyo guud ahaan Gobalka Hiiraan Saacadihii aynu soo dhaafnay?

APR 15, 2008

Talaado, April 15, 2008(HOL): Magaalada Beledweyne ee xarunta u ah Gobalka Hiiraan ayaa sacadihii aynu soo dhaafnay deganeyd kadib markii ay soo weera...

Warkii oo dhan »
Wasiir cusub oo loo magacaabay Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga

Wasiir cusub oo loo magacaabay Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga

APR 15, 2008

Talaado, April 15, 2008(HOL): Madaxweynaha Somaliland, Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga, k...

Warkii oo dhan »
Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo maanta hakad u galay sabab la xiriirta digniin loo jeediyay Sariflayaasha Lacagaha Qalaad

Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo maanta hakad u galay sabab la xiriirta digniin loo jeediyay Sariflayaasha Lacagaha Qalaad

APR 14, 2008

Isniin, April 14, 2008(HOL):  Waxaa maanta gebi ahaanba xirnaa inta badan goobaha ganacsiga Suuqa Bakaaraha  haba ugu badnaadeen kuwa Sarifl...

Warkii oo dhan »
Afhayeenka Al-Shabaab oo sheegay in ay ka dambeeyaan Dagaallo xalay lagu qaaday Magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne

Afhayeenka Al-Shabaab oo sheegay in ay ka dambeeyaan Dagaallo xalay lagu qaaday Magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne

APR 14, 2008

Isniin, April 14, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa sheegay in ciidamadooda ay xalay weerarro ku ...

Warkii oo dhan »