Wararka Maanta

Kooxo hubeysan oo xalay Bambo gacmeed ku weeraray fariisin ay  Ciidamo Boolis ah ku leeyihiin Suuq Bacaad

Kooxo hubeysan oo xalay Bambo gacmeed ku weeraray fariisin ay Ciidamo Boolis ah ku leeyihiin Suuq Bacaad

APR 13, 2008

Axad, April 13, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar loo adeegsaday Bambooyinka gacanta laga tuuray ku qaadeen fariisin ay...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Booliska Somaliland oo xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Gobolka Hargeysa ee Xisbiga Kulmiye

Ciidamada Booliska Somaliland oo xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Gobolka Hargeysa ee Xisbiga Kulmiye

APR 13, 2008

Axad, April 13, 2008(HOL): Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa Xabsiga u taxaabay Gudoomiyaha Gobolka Hargeysa ee Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE Md....

Warkii oo dhan »
Dhaqtarad Ruush ah oo maanta laga af-duubtay Suuqa Bakaaraha, saacado kadibna la sii daayay

Dhaqtarad Ruush ah oo maanta laga af-duubtay Suuqa Bakaaraha, saacado kadibna la sii daayay

APR 12, 2008

Sabti, April 12, 2008(HOL): Waxaa la sii daayay oo xoriyaddeedii dib u heshay Drs. Khadiija oo dhalashadeedu tahay Ruush, taasi oo ay maanta gudaha Su...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo u dhoofay Dalka Mareykanka

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo u dhoofay Dalka Mareykanka

APR 12, 2008

Sabti, April 12, 2008(HOL): Waxaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C...

Warkii oo dhan »
Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay Dowladda Kenya  ay ogolaatay in dalkeeda lagu geli karo Baasaboorka cusub ee Soomaaliya

Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay Dowladda Kenya ay ogolaatay in dalkeeda lagu geli karo Baasaboorka cusub ee Soomaaliya

APR 12, 2008

Sabti, April 12, 2008(HOL): Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay shaaca ka qaaday in dowladda Kenya ay og...

Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka G/Hiiraan oo canbaareeyay Qaraxii dhawaan ka dhacay Magaalada Beledweyne

Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka G/Hiiraan oo canbaareeyay Qaraxii dhawaan ka dhacay Magaalada Beledweyne

APR 12, 2008

Sabti, April 12, 2008(HOL):  Qoraal ay si wada jir ah u soo saareen inta badan Ururada Bulshada Rayidka Gobalka Hiiraan ayaa siweyn loogu canbaar...

Warkii oo dhan »
Haddii aad Raggoodii wax u qaban kari weyseen oo ay Daryeel la’aan u geeriyoodeen maxaad hadda u qaban kartaan Xaasaskooda iyo Caruurtooda?

Haddii aad Raggoodii wax u qaban kari weyseen oo ay Daryeel la’aan u geeriyoodeen maxaad hadda u qaban kartaan Xaasaskooda iyo Caruurtooda?

APR 12, 2008

Sabti, April 12, 2008(HOL): Dhawaan waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday labo Fannaan oo caan ahaa, kuwaasi oo kala ahaa C/llaahi Amiir Rooble Aw-k...

Warkii oo dhan »
Sicir bararkii ugu ba’naa oo ku yimid Raashinka iyo Shidaalka Suuqyada Magaalada Muqdisho

Sicir bararkii ugu ba’naa oo ku yimid Raashinka iyo Shidaalka Suuqyada Magaalada Muqdisho

APR 12, 2008

Sabti, April 12, 2008(HOL): Qiimaha lagu kala iibsado raashinka quutul daruuriga ah iyo shidaalka ayaa waxaa ku yimid sare u kac aad u weyn, kaasi oo ...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday Guri uu Muqdishio ku leeyahay Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeelaha Dhexe

Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday Guri uu Muqdishio ku leeyahay Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeelaha Dhexe

APR 12, 2008

Sabti, April 12, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen Guriga uu Xaafadda Arjantiin ee Muqdisho ka degan yahay G...

Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika oo ku guuleysatay in ay Xabsiga ka sii dayaan Dad siyaabo kala duwan loo xiray

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika oo ku guuleysatay in ay Xabsiga ka sii dayaan Dad siyaabo kala duwan loo xiray

APR 12, 2008

Sabti, April 12, 2008(HOL): Kadib dadaal dheer oo ay galeen Hogganka Jaaliyadda Soomaalida Dalka Koofur Afrika (Somali Comminity Board - South Africa)...

Warkii oo dhan »