Wararka Maanta
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye oo cambaareeyay Ciidamo Itoobiyaan ah oo dul-degay Dadkii u barakacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye
Khamiis, April 10, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa maanta wuxuu cambaareeyay Ciidamo Itoobiyaan ah oo maalmahan dul-degan...
Warkii oo dhan »
Munaasabad Baroor-diiq ah oo loo sameeyay Fannaaniin Caan ahaa oo dhawaan Muqdisho ku geeriyooday
Khamiis, April 10, 2008(HOL): Munaasabad loogu baroor-diiqayay labo fannaan oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu qabtay...
Warkii oo dhan »
Daawo Sawirrada Munaasabadda Baroor-diiqda
Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online [email protected] Mogadishu, Somalia...
Warkii oo dhan »
Magaalooyinka Jowhar, Mahadaay iyo Balcad oo xalay Dadka ku dhaqan ay maamul la’aan ku hoydeen
Khamiis, April 10, 2008(HOL): Waxaa xalay maamul la’aan ahaa Magaalooyinka Jowhar, Mahadaay iyo Balcad oo ka wada tirsaan Gobolka Shabeelaha Dhexe, ...
Warkii oo dhan »
Qarax gilgilay Xarunta Golaha Guurtida Somaliland iyo Jawaabta Masuuliyiinta Xukuumadda
Khamiis, April 10, 2008(HOL): Xarunta Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta abbaaro 12:00 duhurnimo waxaa gil-gilay qarax xoogan, kaas oo ka d...
Warkii oo dhan »
Gaari Ural ah oo ay la socdeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu qarxiyay Wadada Makka Al-Mukarama
Arbaco, April 09, 2008(HOL): Gaari Ural ah oo ay la socdeen Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa maanta lagu qarxiyay Wadada Makka Al-Mukarama, gaar ahaan nawaa...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii Maxkamadaha Islaamka oo isaga baxay Magaalada Jowhar kadib saacado ay ku sugnaayeen
Arbaco, April 09, 2008(HOL):Magaalada Jowhar ee Xarunta u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa isaga baxay ciidamada Maxkamadaha Islaamka ee saaka w...
Warkii oo dhan »
Dowladda Jabuuti oo sheegtay in ay diyaar u tahay in ay wax ka qabato Dhibaatada ka taagan Soomaaliya
Arbaco, April 09, 2008(HOL):Dowladda Jabuuti ayaa shaaca ka qaaday in ay diyaar u tahay in ay wax ka qabato dhibaatada ka taagan dalka Soomaaliy...
Warkii oo dhan »
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay Dowladda soo sameyneyso Lacag cusub oo Shilin Soomaali ah
Arbaco, April 09, 2008(HOL): Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay shaaca ka qaaday in ay ...
Warkii oo dhan »
Magaalada Jowhar oo mar kale gacanta u gashay Ciidamada Maxkamada Islaamka
Arbaco, April 09, 2008(HOL):Magaalada Jowhar ee Xarunta u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay mar kale gacanta u gashay ciidamada Maxkamadaha Islaa...
Warkii oo dhan »