Wararka Maanta

Dadkii Muqdisho ka barakacay ee ku sugnaa inta u dhaxeysa Afgooye iyo Muqdisho oo qaarkood xalay sii barakaceen

Dadkii Muqdisho ka barakacay ee ku sugnaa inta u dhaxeysa Afgooye iyo Muqdisho oo qaarkood xalay sii barakaceen

APR 08, 2008

Talaado, April 08, 2008(HOL): Dadkii ka barkacay dagaallada iyo nabadgelyo la’aanta ka jirta Magaalada Muqdisho ee ku sugnaa inta u dhaxeysa magaalo...

Warkii oo dhan »
Sariflayaasha Lacagaha Qalaad ee Muqdisho oo beeniyay in ay ka dambeeyaan Diidmada Lacagta Duugowday ee Kunka Shilin

Sariflayaasha Lacagaha Qalaad ee Muqdisho oo beeniyay in ay ka dambeeyaan Diidmada Lacagta Duugowday ee Kunka Shilin

APR 08, 2008

Talaado, April 08, 2008(HOL): Ganacsatada yar yar ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa beryahan waxaa diidayeen in wax looga iibsado lacagta duugowday...

Warkii oo dhan »
Madaxtooyada Somaliland oo jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye

Madaxtooyada Somaliland oo jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye

APR 08, 2008

Talaado, April 08, 2008(HOL): Madaxtooyada Somaliland, ayaa jawaab ka soo saartay hadal ka soo yeedhay Guddomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye Md...

Warkii oo dhan »
Markab Dagaal oo ku soo dhawaaday Xeebta Liido

Markab Dagaal oo ku soo dhawaaday Xeebta Liido

APR 07, 2008

Isniin, April 07, 2008(HOL): Markab kuwa dagaalka ah ee diyaaradaha xambaara ayaa maanta wuxuu ku soo dhawaaday Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho, iy...

Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Odayaasha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo Jabuuti u dhoofay

Qaar ka mid ah Odayaasha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo Jabuuti u dhoofay

APR 07, 2008

Isniin, April 07, 2008(HOL): Waxaa maanta ka amba baxay Magaalada Muqdisho wafdi ka socday Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye, kaasi oo ku s...

Warkii oo dhan »
Kacdoon shacab oo ka dhan ah Sicir bararka iyo Diidmada Lacagta Duugowday ee Kunka Shilin oo Muqdisho ka bilowday

Kacdoon shacab oo ka dhan ah Sicir bararka iyo Diidmada Lacagta Duugowday ee Kunka Shilin oo Muqdisho ka bilowday

APR 07, 2008

Isniin, April 07, 2008(HOL):  Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacay dibad-bax kacdoon shacbi ahaa, kaasi ...

Warkii oo dhan »
Ka qeybqaado Dhismaha Dugsi Waxbarasho oo laga dhisayo Degmada Boorame

Ka qeybqaado Dhismaha Dugsi Waxbarasho oo laga dhisayo Degmada Boorame

APR 07, 2008

Isniin, April 07, 2008(HOL): Deeq lacageed oo ay soo kala direen dad Soomaaliyeed oo qurbaha ku nool ayaa waxaa la gaarsiiyay maamulka madarasada Imaa...

Warkii oo dhan »
Dad Rayid ah oo ku geeriyooday Qarax  ka dhacay Goob Suuq ah oo ku taala Bartamaha Magaalada Beledweyne

Dad Rayid ah oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay Goob Suuq ah oo ku taala Bartamaha Magaalada Beledweyne

APR 07, 2008

Isniin, 7, Mar, 2008 (HOL):  Inta la og-yahay 6 ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyootay 27 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii Miino nooca gac...

Warkii oo dhan »
Xaaladda Degmada Balcad oo degan iyo Ciidamadii Maxkamadaha oo halkaas isaga baxay

Xaaladda Degmada Balcad oo degan iyo Ciidamadii Maxkamadaha oo halkaas isaga baxay

APR 07, 2008

Isniin, April 07, 2008(HOL): Waxaa degan Xaaladda Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe oo maalintii shalay ahayd ay waqti kooban ku dagaalameen ...

Warkii oo dhan »
Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Magaalada Baydhabo

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Magaalada Baydhabo

APR 07, 2008

Isniin, April 07, 2008(HOL): Seddex ruux ayaa geeriyootay, Lix ruux oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaaray qarax xalay ka dhacay Magaalada ...

Warkii oo dhan »