Wararka Maanta
Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo ka warbixiyay Qarax shalay lala beegsaday fariisin ay Muqdisho ku leeyihiin Ciidamda Burundi
Arbaco, April 09, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa wuxuu ka warbixiyay qarax uu qof naftiisa hur...
Warkii oo dhan »
Midowga Ganacsatada Gobolka Banaadir oo shirar ka leh sidii wax looga qaban lahaa Sicir bararka ka taagan Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho
Arbaco, April 09, 2008(HOL):Waxaa Magaalada Muqdisho ka socday maalmahan shirar uu soo qaban qaabiyay Midowga Ganacsatada Gobolka Banaadir, kaasi oo l...
Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo ka warbixiyay socdaalka ay Madaxdiisa ku joogaan Dalka Jabuuti
Arbaco, April 09, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa wuxuu shaaca ka qaaday waxa uu ku saabsan yahay socdaalka ay Xubno ka t...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya ee jooga degmada Buula-barde oo gacanta ku dhigay qof rayid ah oo ku hubeysnaa Waxyaabaha Qarxa
Arbaco, April 09, 2008(HOL): Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Degmada Buula-burte ayaa gacanta ku dhigay Wiil dhalinyaro ah oo ku hubeysaa wax yaabaha Q...
Warkii oo dhan »
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu qarxiyay Ciidamada Burundi ee fariisinka ka sameystay Jaamacaddii Umadda Soomaaliyeed
Talaado, April 08, 2008(HOL): Gaari Waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo uu kaxeynayay qof is-miidaamiyay ayaa galabta waxaa lagu qarxiyay fariisin a...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dalka Jabuuti
Talaado, April 08, 2008(HOL): Waxaa magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti gaaray wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ...
Warkii oo dhan »
Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Afar Irdoodka Baydhabo
Talaado, April 08, 2008(HOL): Hal Ruux ayaa geeriyooday 7 Ruux oo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii qarax bambaano lala beegsaday Ciidamo It...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in laga wanaagsan yahay in xiligan soo saaris Shidaal laga doodo iyadoo ay Dad baahi u dhimanayaan
Talaado, April 08, 2008(HOL): Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka hadlay fadhi uu Baydhabo ku yeeshay Baarlamaanka Soomaaliya ...
Warkii oo dhan »
Saraakiisha Ciidamada Ammaanka Kismaayo iyo Xildhibaanno uu hoggaaminayo Col. Barre Hiiraale oo kulan yeeshay
Talaado, April 08, 2008(HOL): Waxaa maanta magaalada Kismaayo shir ku yeeshay Saraakiisha Ciidamada Ammaanka Magaaladaas iyo Xildhibaano ka tirsan Dow...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobalka Hiiraan oo Xabsiga ka sii dayay Ganacsato loo xir xiray Qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Beledweyne
Talaado, April 08, 2008(HOL): Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa Xabsiga ka sii dayay qaar ka mid ah Ganacsatada Magaalada, kadib markii uu Maamulku ku soo...
Warkii oo dhan »