Wararka Maanta
Kooxihii Burcad Badeedka ahaa ee af-duubtay Dalxiisayaashii Faransiiska u dhashay oo ay duqeeyeen Diyaarado Dagaal
Jimco, April 11, 2008(HOL): Kooxihii Burcad Badeedka ahaa ee maanta gacantooda laga sii daayay Dalxiisayaashii u dhashay Dalka Faransiiska ayaa la...
Warkii oo dhan »
Dagaal caawa ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho
Jimco, April 11, 2008(HOL): Dagaal la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu maqribnimadii caawa ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada...
Warkii oo dhan »
Jawaabta Axzaabta Mucaaradka ah ee Muddo-kordhinta xilka Madaxweynenimo ee Madaxweyne Rayaale iyo Wefti ka socda EU oo booqasho ku jooga Somaliland
Jimco, 11 April 2008 (HOL): Labada Xisbi ee Mucaaridka ah ee kala ah UCID iyo KULMIYE, ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan go’aanka Golaha Gu...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaaray Degmooyinka Jowhar iyo Cadaado ee Gobollada Galgaduud iyo Shabeelaha Dhexe
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Gaari Ural ah saaranJimco, April 11, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo watay Gaadiid isugu jiray kuwa dagaalka iyo ku...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo mar kale la wareegay gacan ku heynta Degmada Buulo Barde
Jimco, April 11, 2008(HOL): Xoogag ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka ayaa waxay maanta mar kale la wareegeen gacan ku heynta Degmada Buulo Barde ee G...
Warkii oo dhan »
Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Shacabka Muqdisho ugu baaqay in ay iska celiyaan Tuugada Dharka Ciidamada wadata
Jimco, April 11, 2008(HOL): Abaanduulaha guud ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Saalax Xasan Jaamac (Saalax Liif) ayaa ugu baaqay d...
Warkii oo dhan »
Dad bililiqo-doon ahaa oo Gaari Sokor waday ku booday Deegaanka Siigaale ee Degmada Hodan
Jimco, April 11, 2008(HOL): Dad bililiqo-doon ah oo isa soo baheystay ayaa maanta waxay boobeen Gaari N3 ah oo waday Sokor u rarneyd Ganacsato Reer Mu...
Warkii oo dhan »
Golaha Guurtida Somaliland oo Madaxweyne Rayaale mudada xilka u kordhiyay iyo dareenka Dadweynaha
Jimco, April 11, 2008(HOL): Shir guddoonka Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in Goluhu muddo sannad ah u kordhiyey Madaxweyne Riyaal...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo dib ugu laabtay Muqdisho
Khamiis, April 10, 2008(HOL): Waxaa dib ugu laabtay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo cafis loo fidiyay
Bidix: Avv. Maxamed Nuur Sheegow iyo Dr. Yuusuf Cali Haaruun/Photo By: Maxamed AllmanKhamiis, April 10, 2008(HOL): Warar aynu ka helnay Magaalad...
Warkii oo dhan »