Wararka Maanta
Iska hor-imaad saaka ka dhacay Isgoyska Florenza ee Degmada Wardhiigley
Sabti, April 05, 2008(HOL): Iska hor-imaad hubeysan oo u dhaxeeyay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxo hubeysan oo ka soo h...
Warkii oo dhan »
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Yuusuf Dabageed oo dib ugu soo laabtay Magaalada Beledweyne
Sabti, April 05, 2008(HOL): Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa dib ugu laabtay Magaalada Beledweyne kadib markii Maalmihii ...
Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Nabadsugidda Dowladda Federaalka oo xalay lagu dilay Magaalada Baydhabo
Sabti, April 05, 2008(HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta u ah gobolka Bay waxaa lagu dilay sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Na...
Warkii oo dhan »
Wasiirkii Hormarinta reer Miyiga iyo Deegaanka Somaliland ee Xilka laga qaadya oo ka hadlay Xil-ka-qaadistiisa
Sabti, April 05, 2008(HOL): Wasiirkii xilka laga qaaday ee Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga iyo Deegaanka Somaliland, Md. Fu’aad Aadan Cadde ayaa ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Dib ugu noqday Degmada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Jimco, April 04, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo hubeysan Gaadiidka Dagaalka ayaa waxay dib ugu noqdeen Degmada Marka ee Caasimadda u ah Gobolka S...
Warkii oo dhan »
Booyad Biyo u waday Ciidamo Itoobiyaan oo lagu qarxiyay inta u dhaxeysa Isgoyska Fagax iyo Warshaddii Baastada
Jimco, April 04, 2008(HOL): Booyad biyo u siday Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan Warshaddii baastada iyo Warshadda Xeyla-bariise ayaa waxaa lagu weer...
Warkii oo dhan »
Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo sheegay in xitaa haddii ay Ciidamada Itoobiya baxaan ay Dagaalka sii wadayaan
Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab- Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu MansuurJimco, April 04, 2008(HOL): Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo xalay lagu weeraray Bartamaha Beledweyne
Jimco, April 04, 2008(HOL): Weerarka lagu qaaday Ciidamada Itoobiya oo loo adeegsaday Bam kuwa gacanta laga tuuro ah ayaa ku soo beegmay xilli Ciidama...
Warkii oo dhan »
Xisbiyada Is-bedel-doonka Soomaaliyeed oo sheegay in aan lagu guuleysan doonin dib u heshiisiinta socota ilaa ay Mareykanka iyo Itoobiya faraha kala baxaan
Guddoomiyaha Xisbiyada Is-bedel-doonka Soomaaliyeed-Cali Maxamed Nuux (Tima-Jilic)Jimco, April 04, 2008(HOL): Waxaa shir ku yeeshay Magaalada Mu...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo Xilkii Wasiirnimo ka qaaday Wasiirkii Deegaanka iyo horumarinta reer Miyiga
Jimco, April 04, 2008(HOL): Madaxweynaha Somaliland, Md. Daahir Riyaale Kaahin ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Horumarinta Reer Miyiga, Md. Fu’aad A...
Warkii oo dhan »