Wararka Maanta

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo uga digay Ganacsatada in ay diidaan Lacagta Duugowday ee Shillin Soomaaliga ah

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo uga digay Ganacsatada in ay diidaan Lacagta Duugowday ee Shillin Soomaaliga ah

APR 03, 2008

Khamiis, April 03, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxay uga d...

Warkii oo dhan »
Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Deegaano hoos-yimaada Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud

Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Deegaano hoos-yimaada Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud

APR 03, 2008

Khamiis, April 03, 2008(HOL): Ugu yaraan 10 Ruux ayaa geeriyootay, tiro kale oo intaas ka badanna dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii uu saaka ka dha...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali ah oo Dib ugu soo noqday Degmada Buulo-Burte

Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali ah oo Dib ugu soo noqday Degmada Buulo-Burte

APR 03, 2008

Khamiis, April 03, 2008(HOL): Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jiray, isla markaana uu horkacayo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo dib ugu noqday Degmada Buulo-Barde

Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo dib ugu noqday Degmada Buulo-Barde

APR 03, 2008

Khamiis, April 03, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaaya Maxkamadaha Islaamka ayaa saaka waaberigii waxayu dib ugu noqdeen Degmada Buulo-Barde ee Gobolka H...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Bay oo lagu weeraray Degmada Qansax-dheere xili uu halkaas booqasho ku joogay

Guddoomiyaha Gobolka Bay oo lagu weeraray Degmada Qansax-dheere xili uu halkaas booqasho ku joogay

APR 03, 2008

Khamiis, April 03, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen Guddoomiyaha Gobolka Bay C/fataax Ibraahim Geesey oo bo...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan oo saaka waaberigii qarax lagula beegsaday Deegaanka Lafoole iyo Ciidamadaas oo Nin Rayid ah toogtay

Ciidamo Itoobiyaan oo saaka waaberigii qarax lagula beegsaday Deegaanka Lafoole iyo Ciidamadaas oo Nin Rayid ah toogtay

APR 03, 2008

Khamiis, April 03, 2008(HOL): Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka amba baxay magaalada Muqdisho, isla markaana ku sii jeeday dhinaca Degmada Afgooye a...

Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Koofur Afrika oo dadaal ugu jirta wax ka qabashada dhibaatooyinka soo gaara Ganacsatada Soomaaliyeed

Mid ka mid ah Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Koofur Afrika oo dadaal ugu jirta wax ka qabashada dhibaatooyinka soo gaara Ganacsatada Soomaaliyeed

APR 03, 2008

Khamiis, April 03, 2008(HOL): Dadaal ballaaran oo ay waddo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Western Cape oo wax looga qabanayo dhibaatooyinka soo ga...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in ay jiraan Dad uu Dagaalka kala fiican yahay Nabadda

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in ay jiraan Dad uu Dagaalka kala fiican yahay Nabadda

APR 02, 2008

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf AxmedArbaco, April 02, 2008(HOL): Madaxweynaha C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta ka qeybgalay xaflad lagu furayay Xaru...

Warkii oo dhan »
Shiikh Yuusuf Indha-cadde oo beeniyay in uu hayo Rag Ajaanib ah oo ay Kooxo hubeysan ku af-duubteen Degmada Saakow

Shiikh Yuusuf Indha-cadde oo beeniyay in uu hayo Rag Ajaanib ah oo ay Kooxo hubeysan ku af-duubteen Degmada Saakow

APR 02, 2008

Xoghayaha Gaashaandhigga Isbaheysigs Dib u xoreynta Soomaaliya-Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde)Arbaco, April 02, 2008(HOL): Xogha...

Warkii oo dhan »
Mahad Maxamuud Makaraan oo 2 sano jir ah wuxuu dhashay isagoo aan lahayn meel uu ka saxaroodo, wuxuuna u baahan yahay in Qalliin lagu sameeyo

Mahad Maxamuud Makaraan oo 2 sano jir ah wuxuu dhashay isagoo aan lahayn meel uu ka saxaroodo, wuxuuna u baahan yahay in Qalliin lagu sameeyo

APR 02, 2008

Dhibane Mahad Maxamuud oo ay dhabta ku heyso Hooyadiis Sokorey FaaraxArbaco, April 02, 2008(HOL): Mahad Maxamuud Makaraan waxaa uu jiraa labo sa...

Warkii oo dhan »