Wararka Maanta

Ciidamo Itoobiyaan ah oo goor dhaweyd gaaray Degmada Buulo-Burte kadib markii ay ka baxeen xoogaggii Maxkamadaha Islaamka

Ciidamo Itoobiyaan ah oo goor dhaweyd gaaray Degmada Buulo-Burte kadib markii ay ka baxeen xoogaggii Maxkamadaha Islaamka

APR 01, 2008

Talaado, 1, April. 2008 (HOL)  Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Itoobiya oo maalintii shalay  ahayd ka dhaqaaqay duleedka Jante-kuundisho ee ...

Warkii oo dhan »
Shirweynihii labaad ee Xisbiga Kulmiye oo lagu doortay Hoggaanka Xisbiga ee Shanta sano ee soo socota

Shirweynihii labaad ee Xisbiga Kulmiye oo lagu doortay Hoggaanka Xisbiga ee Shanta sano ee soo socota

MAR 31, 2008

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye-Axmed Maxamed Maxamuud SiilaanyoIsniin, 31 March 2008 (HOL): Shirweynaha Xisbiga Kulmiye ee ka socda magaalada Harg...

Warkii oo dhan »
Xoogag ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Buulo-Burte

Xoogag ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Buulo-Burte

MAR 31, 2008

Isniin, March 31, 2008(HOL): War deg deg ah oo naga soo gaaray Degmada Buulo-Burte ayaa wuxuu sheegayaa in Dagaalkii Degmadaas ka socday ilaa sakaa ay...

Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Isgoyska Florenza ee Muqdisho

Dagaal ka dhacay Isgoyska Florenza ee Muqdisho

MAR 31, 2008

Isniin, March 31, 2008(HOL): Isgoyska Florenza ee Degmada Wardhiigley ayaa saaka waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Fed...

Warkii oo dhan »
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Maamullada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe oo goor dhaweyd ka qarxay Degmada Buulo-Burte

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Maamullada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe oo goor dhaweyd ka qarxay Degmada Buulo-Burte

MAR 31, 2008

Isniin, March 31, 2008(HOL): Dagaal Culus oo la isugu  adeegsanayo noocayada kala duwan ee hubka isla markaana u dhaxeeya Ciidamadda Maamullada G...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in Sun lagu dili lahaa ay Qoyskiisa ku sumoobeen

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in Sun lagu dili lahaa ay Qoyskiisa ku sumoobeen

MAR 31, 2008

Isniin, March 31, 2008(HOL): Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo C/rashiid Cali Cabdulle ayaa sheegay in sun loo qooshay oo...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday friisin ay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka ku leeyihiin Deegaanka Ceel Cadde

Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday friisin ay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka ku leeyihiin Deegaanka Ceel Cadde

MAR 31, 2008

Isniin, March 31, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen fariisin ay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka So...

Warkii oo dhan »
Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolyaga oo ka warbixiyay waxqabadkiisa intii u dhaxeysay 2005-2007

Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolyaga oo ka warbixiyay waxqabadkiisa intii u dhaxeysay 2005-2007

MAR 31, 2008

Isniin, March 31, 2008(HOL): Guddoomiyaha Xiriirk Soomaaliyeed ee Kubadda Kubadda Kolayga Aadan Xaaji Yabarow Wiish ayaa wuxuu ka warbixiyay waxy...

Warkii oo dhan »
Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo gurigiisa lagu weeraray Bambo-gacmeed

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo gurigiisa lagu weeraray Bambo-gacmeed

MAR 31, 2008

Isniin, March 31, 2008(HOL): Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha Somaliland, Md. Cabdi Xasan Buuni, ayaa sheegay in habeenkii axaddu soo galaysay...

Warkii oo dhan »
Sariflayaasha Lacagaha Qalaad ee Suuqa Bakaaraha oo sheegay in ay qaadan doonaan Lacagta Duugowday iyo tan jeex-jeexan ee Shillin Soomaaliga ah

Sariflayaasha Lacagaha Qalaad ee Suuqa Bakaaraha oo sheegay in ay qaadan doonaan Lacagta Duugowday iyo tan jeex-jeexan ee Shillin Soomaaliga ah

MAR 30, 2008

Axad, March 30, 2008(HOL): Sariflayaasha lacagaha qalaad ee ka shaqeysta Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay shaaca ka qaadeen in ay qaad...

Warkii oo dhan »