Wararka Maanta
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo Kismaayo gaaray, shirarna la leh Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Gobolka Jubbada Hoose
Sabti, March 29, 2008(HOL): Magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa xalay gaaray Afar Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka...
Warkii oo dhan »
Madax ka kala socota Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Nairobi ku wada sugan
Sabti, March 29, 2008(HOL): Madax ka kala socota Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa waxay ku wada sugan yih...
Warkii oo dhan »
Wadada Wadnaha oo muddo bilooyin ah kadib ay maanta Dadka iyo Gaadiidka si caadi ah u isticmaalayaan
Sabti, March 29, 2008(HOL): Waxaa maanta furan gebi ahaanba Wadada Wadnaha oo muddo bilooyin ah u xirneyd Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka So...
Warkii oo dhan »
Nin ganacsade ah oo xalay lagu dilay Magaalada Baydhabo
Sabti, March 29, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in xalay magaaladaas lagu di...
Warkii oo dhan »
Majaajiliistihii weynaa C/llaahi Amiir Rooble Aw-kuu kuu oo Muqdisho ku geeriyooday
Majaajiliistihii weynaa C/llaahi Amiir Rooble Aw-kuu kuu oo Muqdisho ku geeriyoodayJimco, March 28, 2008(HOL): Waxaa caawa fiidkii ku geeriyooda...
Warkii oo dhan »
Libaax Rabbaayad ah oo uu xanaaneynayay Wasiir ka mid ah Xukuumadda Somaliland oo gabar ku dilay Hargeysa
Jimco, 28 March (HOL)- Mid ka mid ah Libaaxyada rabbaayadda ah ee uu leeyahay Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Md. Cali Maxamed...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Gaari Dad Rakaab waday ku rasaaseeyay agagaarka Isgoyska Towfiiq ee Wadada Warshadaha
Jimco, March 28, 2008(HOL): Lix Ruux ayaa geeriyootay shan ruux oo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii gaari Rakaab ah oo ay saarnaayeen ay ra...
Warkii oo dhan »
Diyaarad nooca wax basaasto ah oo ku soo dhacday Deegaanka Cagaaran ee Degmada Marka
Jimco, March 28, 2008(HOL): Diyaarad nooca wax basaasto ah ee aaney Duuliyayaasha la socon ayaa saaka waxay ku soo dhacday Deegaanka Cagaaran oo Degma...
Warkii oo dhan »
Cudur Beerka Barariya oo Dad 30 Ruux gaaraya ku dilay Deegaanka Bardaale ee Gobolka Bay
Jimco, March 28, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in uu deegaanka Bardaale ee ...
Warkii oo dhan »
Ciidamadda Maamulka G/Hiiraan ee ku sugan Degmadda Buula-burte oo xabisgga dhigay Shaqsiyaad la sheegay in ay la shaqeeyaan Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda
Jimco, 28, Mar, 2008 (HOL) Ciidamadda Maamulka Gobalka Hiiraan ee maalintii shalay gaar Degmadda Buula-burte ayaa Howl-gal xalay ay ka sameeyeen...
Warkii oo dhan »