Wararka Maanta

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo 3 maalmood u qabtay Xildhibaannada ka maqan Baydhabo in ay ku soo xaroodaan

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo 3 maalmood u qabtay Xildhibaannada ka maqan Baydhabo in ay ku soo xaroodaan

MAR 27, 2008

Khamiis, March 27, 2008(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) ayaa muddo seddex cisho ah u qabta...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobollada  Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan oo isu baheysanaya la dagaalanka Kooxo ka soo horjeeda oo ku sugan xadka u dhaxeeya labada Gobol

Maamulka Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan oo isu baheysanaya la dagaalanka Kooxo ka soo horjeeda oo ku sugan xadka u dhaxeeya labada Gobol

MAR 27, 2008

Khamiis, March 27, 2008(HOL): Maamulka Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa waxay isu baheysanayaan la dagaalanka kooxo hubeysan oo ka soo horj...

Warkii oo dhan »
Ciidamadii loo sameeyay Suuqa Bakaaraha oo si rasmi ah uga howl bilaabay gudaha iyo hareeraha Suuqaas

Ciidamadii loo sameeyay Suuqa Bakaaraha oo si rasmi ah uga howl bilaabay gudaha iyo hareeraha Suuqaas

MAR 26, 2008

Arbaco, March 26, 2008(HOL):  Waxaa si rasmi ah shalay uga howl bilaabay gudaha iyo hareeraha Suuqa Bakaaraha Ciidamo gaar ah oo dhawaan loo same...

Warkii oo dhan »
Afartan Urur oo ka shaqeeya Gargaarka Bani’adaannimada  oo ku baaqay in wax laga qabto Xaaladda Soomaaliya

Afartan Urur oo ka shaqeeya Gargaarka Bani’adaannimada oo ku baaqay in wax laga qabto Xaaladda Soomaaliya

MAR 26, 2008

Arbaco, March 26, 2008(HOL):  Afartan Urur oo ka shaqeeya Gargaarka Bani’aadannimada ayaa waxay ku baaqeen in xaaladda Soomaaliya wax laga qabt...

Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Nabadsugidda Dowladda Federaalka oo xalay lagu dilay Magaalada Baydhabo

Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Nabadsugidda Dowladda Federaalka oo xalay lagu dilay Magaalada Baydhabo

MAR 26, 2008

Arbaco, March 26, 2008(HOL):  Habeenkii xalay ahaa ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta u ah gobolka Bay waxaa lagu dilay sarkaal ka tirsanaa Ciida...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo la wareegay gacan ku heynta Degmooyinka Jowhar iyo Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo la wareegay gacan ku heynta Degmooyinka Jowhar iyo Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

MAR 26, 2008

Arbaco, March 26, 2008(HOL): Ciiidamo ka amar qaata Maxkamadihii Islaamka ayaa saaka Waaberigii waxay la wareegeen gacan ku heynta  Degmooyinka J...

Warkii oo dhan »
COL. CABDI AADAN CADOW:  “Yuusuf Dabageed waa Nin sharciga ka weyn, mana aha Shaqsi lala shaqeyn karo, Sidaa daraadeed waan isaga tegay Mas'uuliyaddii aan Ciidamada ka hayay”

COL. CABDI AADAN CADOW: “Yuusuf Dabageed waa Nin sharciga ka weyn, mana aha Shaqsi lala shaqeyn karo, Sidaa daraadeed waan isaga tegay Mas'uuliyaddii aan Ciidamada ka hayay”

MAR 26, 2008

Arbaco, March 26, 2008(HOL):  Taliyaha Qeybta Baliiska Gobalka Hiiraan Col. Cabdi Aadan Cadow oo Xafiiskiisa ugu waramayay Warfidiyeenka ayaa she...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Maxaabiistii uu cafiska u fidiyay ee lagu qabtay Dagaalladii Somaliland iyo Puntland

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Maxaabiistii uu cafiska u fidiyay ee lagu qabtay Dagaalladii Somaliland iyo Puntland

MAR 25, 2008

Madaxweynaha Somaliland-Daahir Rayaale KaahinTalaado, 25 March 2008 (HOL): Madaxweynaha Somaliland, Md Daahir Rayaale Kaahin, ayaa saaka ka qeyb...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socday Midowga Yurub oo Muqdisho kulamo kula qaatay Dowladda Federaalka, Odayaasha Hawiye iyo Bulshada Rayidka Soomaaliyeed

Wafdi ka socday Midowga Yurub oo Muqdisho kulamo kula qaatay Dowladda Federaalka, Odayaasha Hawiye iyo Bulshada Rayidka Soomaaliyeed

MAR 25, 2008

Talaado, March 25, 2008(HOL): Wafdi ka socda Midowga Yurub oo saaka barqadii ka soo degay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa ...

Warkii oo dhan »
Fannaan Axmed Nuur Jaangow oo Muqdisho ku geeriyooday

Fannaan Axmed Nuur Jaangow oo Muqdisho ku geeriyooday

MAR 25, 2008

Talaado, March 25, 2008(HOL): Waxaa saaka ku geeriyooday Magaalada Muqdisho marxuum Axmed Nuur Jaangow oo ka tirsanaa Fannaaniinta caanka ah ee Soomaa...

Warkii oo dhan »