Wararka Maanta
Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo beeniyay in ay gacan saar la leeyihiin Kooxaha la dagaalama Dowladda Federaalka Soomaaliya
Talaado, March 25, 2008(HOL): Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed Siyaad (Cali Dheere) ayaa beeniyay war uu sii dayaya Afhayeenka Ci...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Xubno ka socday Bulshada Rayidka Soomaaliyeed oo ka wada hadlay Arrimo ku saabsan Dib u heshiisiinta
Isniin, March 24, 2008(HOL): Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ay wada yeesheen Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nu...
Warkii oo dhan »
Ciidamo kale oo Itoobiyaan ah oo tegay Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Isniin, March 24, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan Gaadiidka Dagaalka ayaa saaka waxay gaareen Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabe...
Warkii oo dhan »
Maxaa lagaga wada hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland?
Isniin, 24 March 2008 (HOL)- Shirka toddobaadlaha ah ee ay isugu yimaadaan Golaha Wasiirada Somaliland, oo uu guddoominayay Madaxweynaha Somaliland Md...
Warkii oo dhan »
Maalinta Qaaxada Aduunka oo Muqdisho laga xusay
Isniin, March 24, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa maanta si weyn looga xusay maalinta Qaaxada Adduunka, iyadoo xafla...
Warkii oo dhan »
Dagaal maanta ka dhacay Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho
Isniin, March 24, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa haatan wuxuu ka socdaa xaafado ka tirsan Degmada...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo tegay Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Isniin, March 24, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan Gaadiidka Dagaalka ayaa saaka waxay gaareen Magaalada Marka ee Xarunta u ah Gobolka ...
Warkii oo dhan »
Gudoomiyaha gudigga Isboortiga Gobalka Hiiraan oo ka warbixiyay tartankii cayaaraha Gobaladda ee wajigiisii hore lagu soo gabo gabeeyay Gobalka Sh/Dhexe
Isniin, March 24, 2008(HOL): Gudoomiyaha Gudigga Isporitiga Gobalka Hiiraan Cumar Aadan Deeqow (Baadiyow) oo dhawaan ka soo laabtay Tartankii Cayaarah...
Warkii oo dhan »
Maxaa ka soo baxay shirkii ay maanta yeesheen Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye?
Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye Maxamed Xasam XaadAxad, March 23, 2008(HOL): Kulankii ay maan...
Warkii oo dhan »
Dhaqtar daweyn jiray Indhaha oo ku geeriyooday israsaaseyn dhexmartay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeday
Axad, March 23, 2008(HOL): Dhaqtarkan oo lagu magacaabi jiray Dr Cumar Maxamed Shiikh Abuukar ayaa maanta waxaa uu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray...
Warkii oo dhan »