Wararka Maanta
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Muqdisho ku laabtay kadib markii uu socdaallo ku soo kala bixiyay Dalalka Senegal iyo Uganda
Sabti, March 22, 2008(HOL): Waxaa saaka dib ugu soo laabtay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaamina...
Warkii oo dhan »
SHIIKH C/RAXIIN CALI MUUDEY: “Nuur Cadde haddii ay dhab ka tahay Dib u heshiisiinta uu ku baaqay waxaa laga rabaa in uu keeno jawi ay Ciidamada Itoobiya Dalka uga baxaan oo lagu wada hadli karo”
Sabti, March 22, 2008(HOL): Xoghayaha Warfaafinta Maxkamadihii Islaamka Shiikh C/raxiin Cali Muudey ayaa wuxuu ka hadlay dib u heshiisiinta uu ku baaq...
Warkii oo dhan »
Isgoyska Howl-Wadaag oo maanta ay Dadka si caadi u marayaan kadib markii ay halkaas ka baxeen Ciidamo ku sugnaa
Sabti, March 22, 2008(HOL): Isgoyska Howl-Wadaag oo in muddo ah ay ku sugnaayeen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxaa...
Warkii oo dhan »
Muran ka dhashay Lagac ay la wareegeen Ciidamadda Maamulka Gobalka Hiiraan oo ka taagan Magaalada Beledweyne
Sabti, March 22, 2008(HOL): Waxaa jira muran iyo Is qab qabsi ka dhashay lacag shilin Soomaali ah oo maalintii shalay ay la wareegeen Ciidamada ...
Warkii oo dhan »
DR. CILMI AXMED DUCAALE: “Waa Arrin laga xumaado in UN-ka uu shuruud ku xiro Ciidamo uu u diro Soomaaliya, iyadoo uu shuruud la’aan Ciidamo u diro Dalal kale”
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Dr. Cilmi Axmed DucaaleJimco, March 21, 2008(HOL): Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Mido...
Warkii oo dhan »
Dad u barakacay Duleedka Waqooyi ee Magaalada Muqdisho oo markii ugu horeysay Deeq Lacageed la gaarsiiyay
Jimco, March 21, 2008(HOL): Illaa 600 Qoys oo ka mid ah dadka ku barakacay duleedka Waqooyi ee Magaaladda Muqdisho, gaar ahaan xerooyinka ku yaala int...
Warkii oo dhan »
AHMEDOU OULD-ABDALLAH: �Inta ay jiraan Dad badan oo ka hadlaya Arrimaha Soomaaliya weli waxaa jirta tallaabo lagu joojin karo qalaalasaha ka dhacaya Soomaaliya�
Jimco, March 21, 2008(HOL): Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-Abdallah ayaa ku baaqay ...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo Ganacsatada Muqdisho ku eedeeyay in ay isku xiraan Ururrada Al-Shabaab iyo Al-Qaacidda
Jimco, March 21, 2008(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo u waramayay Idaacadda...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo xalay lagu weeraray Magaalada Muqdisho iyo Deegaanka Lafoole
Jimco, March 21, 2008(HOL): Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka tagtay Magaalada Muqdisho isla markaana ku sii jeeday dhinaca Degmada Afgooye ayaa mar...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Maamulka Gobolka Hiiraan oo gacanta ku dhigay Lacag Shillin Soomaali ah oo si qarsoodi ah lagu soo geliyay Magaalada Beledweyne
Jimco, March 21, 2008(HOL): Ciidamadda Maamulka Gobalka Hiiraan oo Maalmihii aynu soo dhaafnayba waday howl-galo lagu baadi goobayo Lacagta Shilinka S...
Warkii oo dhan »