Wararka Maanta

Goobihii ay maanta Dagaallada ka dhaceen ee Wadada Wadnaha oo degan

Goobihii ay maanta Dagaallada ka dhaceen ee Wadada Wadnaha oo degan

MAR 20, 2008

Khamiis, March 20, 2008(HOL): Waxaa degan goobihii ay maanta dagaallada ka dhaceen ee Suuqa Bakaaraha iyo Wadada Wadnaha, inkastoo mararka qaarkood la...

Warkii oo dhan »
Saraakiil xaqiiqo raadinta ah oo ka socda Dowladda Nigeri oo Muqdisho booqday

Saraakiil xaqiiqo raadinta ah oo ka socda Dowladda Nigeri oo Muqdisho booqday

MAR 20, 2008

Khamiis, March 20, 2008(HOL): Toban Sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Nigeria ayaa maanta waxay booqasho xaqiiqo raadin ah ku tageen Caasimadda ...

Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Xamar Jajab oo maanta is-casilay

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Xamar Jajab oo maanta is-casilay

MAR 20, 2008

Khamiis, March 20, 2008(HOL): Waxaa maanta is-casilay mas’uuliyiin ka tirsanaa maamulka Degmada Xamar Jajab, kuwaasi oo sheegay in ay go’aan is-ca...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Daahir Rayaale oo cafis u fidiyay Maxaabiis lagu qabtay Dagaalladii dhex maray Somaliland iyo Puntland

Madaxweyne Daahir Rayaale oo cafis u fidiyay Maxaabiis lagu qabtay Dagaalladii dhex maray Somaliland iyo Puntland

MAR 20, 2008

Khamiis, March 20, 2008(HOL): Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa cafis u fidiyay 78 Maxbuus oo la sheegay in lagu qabqabtay Dagaal...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland oo Xilkii iska casilay

Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland oo Xilkii iska casilay

MAR 20, 2008

Khamiis, March 20, 2008(HOL): Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland, Md. Maxamed Aw Yuusuf Axmed ayaa iska Casilay Xilkii Gudoomiyanimada g...

Warkii oo dhan »
Qaxooti ka kala yimid Dalal ay Soomaaliya ka mid tahay oo Banaanbax ka dhigay Dalka Koofur Afrika

Qaxooti ka kala yimid Dalal ay Soomaaliya ka mid tahay oo Banaanbax ka dhigay Dalka Koofur Afrika

MAR 20, 2008

Khamiis, March 20, 2008(HOL): Qaxooti fara badan oo ka kala yimid xaafadaha kala duwan ee magaalada Cape Town oo u kala dhashay wadamada Somalia, Zimb...

Warkii oo dhan »
Dagaalkii ka socday Qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha iyo Suuqa Bakaaraha oo sii xoogeystay

Dagaalkii ka socday Qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha iyo Suuqa Bakaaraha oo sii xoogeystay

MAR 20, 2008

Khamiis, 20, Mar, 2008 (HOL): Waxaa sii xoogeystay Dagaalkii saaka ka bilowday Isgoyska Howl-Wadaag ee ka mid ah Waddooyinka laga galo Suuqa Bakaaraha...

Warkii oo dhan »
C/qaasim Salaad Xasan oo ka hadlay Dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho

C/qaasim Salaad Xasan oo ka hadlay Dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho

MAR 20, 2008

Khamiis, 20, Mar, 2008 (HOL): C/qaasim Salaad Xasan Madaxweynaha Dowladdii TNG-da ee lagu soo dhisay Dalka Jabuuti oo maanta shir jaraa’id ku qabtay...

Warkii oo dhan »
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Weerar Bambaabo oo xalay lagu qaaday Shineemo ku taala Degmada Afgooye

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Weerar Bambaabo oo xalay lagu qaaday Shineemo ku taala Degmada Afgooye

MAR 20, 2008

Khamiis, 20, Mar, 2008 (HOL): Hal Ruux ayaa geeriyooday Seddex ruux oo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Shineemo ay daawanayeen oo ku taala...

Warkii oo dhan »
Maamul Goboleedka Puntland oo sheegay in uu bilaabayo Baarista Shidaalka ku jira Deegaanada uu ka taliyo

Maamul Goboleedka Puntland oo sheegay in uu bilaabayo Baarista Shidaalka ku jira Deegaanada uu ka taliyo

MAR 20, 2008

Khamiis, March 20, 2008(HOL): Maamul Goboleedka Puntland ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uu bilaabayo baaritaan uu ku sameynayo shidaalka ku jira deega...

Warkii oo dhan »