Wararka Maanta

Dowladaha Mareykanka iyo Yemen oo qabanaya shir looga hadlayo Dadka Afrika ka taga ee Tahriibka ku gala Dalka Yemen

Dowladaha Mareykanka iyo Yemen oo qabanaya shir looga hadlayo Dadka Afrika ka taga ee Tahriibka ku gala Dalka Yemen

MAR 20, 2008

Khamiis, March 20, 2008(HOL): Shir ay maalgelineyso Dowladda Mareykanka, isla makraana ay gogoshiisa fidisay Dowladda Yemen ayaa todobaadka soo socda ...

Warkii oo dhan »
Nolosha Qoysaska Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka gudahiisa oo heer quus ah taagan kadib markii  sicir barar ku yimid maciishadda quutul-daruuriga ah

Nolosha Qoysaska Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka gudahiisa oo heer quus ah taagan kadib markii sicir barar ku yimid maciishadda quutul-daruuriga ah

MAR 20, 2008

Khamiis, 20, Mar, 2008 (HOL)  Waa yaab iyo Amakaag iyo waliba arin  lama filaan ah kadib markii Qoysas badan oo Soomaaliyeed xiligan Nolosho...

Warkii oo dhan »
Dagaal ka soconaya Gudaha Suuqa Bakaaraha

Dagaal ka soconaya Gudaha Suuqa Bakaaraha

MAR 20, 2008

Khamiis, March 20, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu haatan ka soconayaa gudaha Suuqa Bakaarah...

Warkii oo dhan »
AFHAYEENKA ALSHABAAB: “Waan ku faraxsannahay in uu Mareykanka nagu daro Liiska Argagixisada waayo waxaan diidnay waxa uu isagu rabo”

AFHAYEENKA ALSHABAAB: “Waan ku faraxsannahay in uu Mareykanka nagu daro Liiska Argagixisada waayo waxaan diidnay waxa uu isagu rabo”

MAR 19, 2008

Arbaco, March 19, 2008(HOL): Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ah Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo u waramayay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo lagala wareegay Fariisin ay ku lahaayeen Xeradii Maslax ee Duleedka Suuqa Xoolaha

Ciidamada Itoobiya oo lagala wareegay Fariisin ay ku lahaayeen Xeradii Maslax ee Duleedka Suuqa Xoolaha

MAR 19, 2008

Arbaco, March 19, 2008(HOL): Kadib dagaal socday muddo saacado ah ayaa Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugnaa Xeradii Maslax ee Duleedka Suuqa Xoolaha wax...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku hanjabay in uu is-casilayo haddii aaney Xildhibaannada bedelin qaab dhaqankooda

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku hanjabay in uu is-casilayo haddii aaney Xildhibaannada bedelin qaab dhaqankooda

MAR 19, 2008

Arbaco, March 19, 2008(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe ayaa maanta ku hanjabay mar uu la ha...

Warkii oo dhan »
Tuugo South African ah oo Dilay Ganacsade Somaliyeed

Tuugo South African ah oo Dilay Ganacsade Somaliyeed

MAR 19, 2008

Arbaco, March 19, 2008(HOL): Abaarihii 5tii galabnimo ee shalay ayay soo weerareen Tuugo Koofur African ah ganacsade Soomaliyeed oo Dukaan ku lahaa Tu...

Warkii oo dhan »
Jilaaga caanka ah ee Ow-Kuu Kuu oo Muqdisho ku xanuunsanaya, Daryeel la’aan-na ay heyso

Jilaaga caanka ah ee Ow-Kuu Kuu oo Muqdisho ku xanuunsanaya, Daryeel la’aan-na ay heyso

MAR 19, 2008

Jilaaga caanka ah ee Ow-Kuu Kuu oo Muqdisho ku xanuunsanaya, Daryeel la’aan-na ay heysoArbaco, March 19, 2008(HOL): Haddii aad ku taqiinay inu...

Warkii oo dhan »
Dad ka careysan Sicir barar ka taagan Magaalada Muqdisho oo boobay Raashin Ganacsato u rarnaa

Dad ka careysan Sicir barar ka taagan Magaalada Muqdisho oo boobay Raashin Ganacsato u rarnaa

MAR 19, 2008

Arbaco, March 19, 2008(HOL): Dad ka careysan sicir barar maalmahan ka taagan magaalada Mqudisho ayaa waxay maanta boobeen Raashin u rarnaa Ganacsato R...

Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Deegaanka Suuqa Xoolaha

Dagaal ka dhacay Deegaanka Suuqa Xoolaha

MAR 19, 2008

Arbaco, March 19, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa sakaa waxaa uu ka dhacay Deegaanka Suuqa Xoolaha...

Warkii oo dhan »