Wararka Maanta
Xoghayah Guud ee Qaramada Midoobay oo shaaca ka qaaday Suurtagalnimada in Ciidamo ka socda UN-ka loo diro Soomaaliya
Arbaco, March 19, 2008(HOL): Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-Moon ayaa shaaca ka qaaday in ay suurtagal tahay in Ciidamo ka socda UN-ka...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Hiiraan oo Xabsiga dhigay Shaqsiyaad la sheegay inay lid ku yihiin Nabadgelyada
Arbaco, March 19, 2008(HOL): Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa Xabisgga dhigay in ka badan 6 Ruux oo qaar kood ka yimid dhinaca Gobaladda dhaxe kuwaa oo s...
Warkii oo dhan »
Al-shabab oo lagu daray Liiska argagaxisada
Arbaco, March 19, 2008(HOL): Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka Condoleezza RiceWarka ka soo baxay Xafiiska arrimaha dibedda ee dowladda ...
Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeeday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha
Talaado, March 18, 2008 (HOL): Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo ah meesha ugu badan ee ay u barakaceen dadkii ku noolaa Magaal...
Warkii oo dhan »
Diyaarado joog hoose ku duulayay oo lagu arkay Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Talaado, March 18, 2008 (HOL): Diyaarado joog hoose ku duulayay ayaa maanta lagu arkay hawada Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose, iyadoo diya...
Warkii oo dhan »
Dadka Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley oo sameeeyay Dibaxbax ay uga soo horjeedaan ganacsatada Degmooyinkaas
Talaado, March 18, 2008 (HOL): Dadka ku dhaqan Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ayaa maanta waxay sameeyeen dibadbax ay uga soo...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye oo soo dhaweeyay Hadalkii uu shalay sii daayay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde
Talaado, March 18, 2008 (HOL): Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye, garabka uu Hoggaamiyo Maxamed Xasan Xaad ayaa si weyn u soo dhaweeyay ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xalay isku rasaaseeyay Gudaha Magaalada Baydhabo
Talaado, March 18, 2008 (HOL): Ciidamo Boolis iyo Mileteri ah oo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa isku rasaaseeyay gudaha Magaalada ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka iyo Kooxo hubeysan oo isku rasaaseeyay Xaafadda Xararyaale ee Degmada Wardhiigley
Talaado, March 18, 2008 (HOL): Deegaanka Xararyaale oo ka tirsan Degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir ayaa saaka waxaa ka dhacay iska hor-imaad dhe...
Warkii oo dhan »
Waa Sidee Xaaladda Degmada Buulo Burte ee G/Hiiraan?
Talaado, March 18, 2008 (HOL): Tan iyo wixii ka danbeyay dhawaan markii ay kooxo hubeysan ku toogteen gudaha Degmadda Buula-burte Sarkaal ka tirsanaa ...
Warkii oo dhan »